SBS Somali - SBS Afsomali
SBS
0
Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga. Podcast-ka SBS Afsomali wuxuu soo bandhigaa warar iyo sheekooyin madax banaan oo ku saabsan nolosha Australia iyo dadka Soomaaliga ku hadla.
Folgen
-
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 9 October 2026 09.10.2026 10Min.Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 9 October 2026#sbsaudiopodcast -
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 9 October 2026 09.10.2026 7Min.Warkii Soomaaliya ee Muqdisho naga soo gaarey saaka oo jime ah halkan ka dhegeyso#sbsaudiopodcast -
Baalalley goobo badan ku habsatey: Maxayse khubaradu ugu farxeen? 08.10.2026 8Min.Cayayaan baalalley ah oo aad u badan oo la yiraahdo Bogong moth, ayaa lagu arkay magaalada Sydney iyo qaybo ka mid ah xeebaha koonfureed ee New South Wales. Sannad kasta waxaa lagu arkaa Queensland-ta koonfureed, ACT, New South Wales iyo Victoria, iyadoo kooxo gooni-gooni ahna laga helo Western Australia iyo Tasmania. Khubaraduna waa ku farax-san yihiin.#sbsaudiopodcast -
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 8 October 2026 08.10.2026 4Min.Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 8 October 206#sbsaudiopodcast -
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 7 October 2026 07.10.2026 9Min.Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco, 7 October 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 7 October 2026 07.10.2026 7Min.Wararka Soomaaliya ee saaka naga soo gaarey Muqdisho, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
Waraysi: Xeer Ciise - Saalah Duale Miguil 06.10.2026 27Min.Waraysi ku saabsan xeerka "Xeer Ciise". Saalah Douale Miguil iyo Sh. Waaberi ayaa si guud oo kooban u qeexaya.#sbsaudiopodcast -
SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 6 October 2026 06.10.2026 4Min.Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 6 October 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
Why power is split, and how that protects you | How Australia Works - Awoodda Dowladda Maxaa Loo Kala Soocay, Iyo Sida Ay U Sugto Ammaankaaga | How Australia Works 06.10.2026 7Min.After receiving a fine for not wearing his motorbike helmet correctly, Hugo decides to have the matter heard in court. His story explains how Parliament, government and the courts have different roles, and how some official decisions can be questioned. - Hugo wuxuu maxkamad geeyey ganaax lagu saaray qaabka uu u xirnaa koofiyadda mootada. Sheekadiisa ayaana lagu sharxayaa sida awoodda dowladda Australia loo kala qaybiyey, kaalinta ay leeyihiin baarlamaanka, dowladda iyo maxkamaduhu, iyo sida go’aannada rasmiga ah dib loogu eegi karo ama su’aal looga keeni karo.How Australia Works is an SBS podcast that uses real stories and clear explanations to help you understand how government work in Australia, how laws are made and changed, and how you can have a say. Listen to the series and find shorter versions in 60 languages on the How Australia Works main page. - How Australia Works waa podcast ay SBS diyaarisay, kaas oo sheekooyin dhab ah iyo sharraxaad fudud kuugu muujinaya sida ay u shaqeyso dowladda Australia, sida sharciyada loo sameeyo ama wax looga beddelo, iyo sida aad adiguna codkaaga uga dhiiban karto arrimaha ku khuseeya.Dhageyso taxanaha oo dhan, sidoo kalena ka hel noocyo kooban oo ku baxaya 60 luqadood bogga How Australia Works main page. -
#120 Going to a wedding (Med) - Learn English#120: Aroos Ka Dhacaya Australia 05.10.2026 11Min.Learn English useful for going to a wedding. Practise asking about the ceremony and reception, talking about gifts and gift registries, and inviting someone as your plus-one. - Baro Ingiriisiga kaa caawinaya inaad ka hadasho munaasabadda arooska iyo xafladda soo dhoweynta martida, sida loo waydiiyo liisaska hadiyadaha, iyo sida aad qof ugu casuumi karto inuu kuu raaco arooska.. 🎧 #sbslearnenglishKeep practising the phrases from this episode and test what you’ve learned with our quiz here. - Ku tabo-baro weedho ku jira xalqaddan, ka dib isku tijaabo halkan. -
LSR : Dib-U-Eegis Lagu Sameynayo Adeegyada Luqadaha SBS 05.10.2026 9Min.SBS ayaa dib-u-eegis ku samaynaysa barnaamijyadeeda ku baxa luqadaha kala duwan oo uu Af-Soomaaligu ka mid yahay. Halkan ka dhegeyso macluumaadka si aad uga qayb qaadato talo-celinta bulshada.#sbsaudiopodcast -
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 5 October 2026 05.10.2026 3Min.Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 5 October 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
SBS Somali Friday Program: Barnaamijkii Jimce 2 October 2026 oo dhammaystiran. 05.10.2026 47Min.Barnaamijkii Jimce 2 October 2026 oo dhammays tiran halkan kaga soo cesho.#sbsaudiopodcast -
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 2 October 2026 02.10.2026 9Min.Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 2 October 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 2 October 2026 02.10.2026 8Min.Wadahadallo Baydhbo ugu bilaabmay xukuumadda Koonfur Galbeed iyo ergo ka socota xukuumaddii hore iyo wararkii doorashooyinka isku sidkan ee Galmudug iyo Hirshabeelle.#sbsaudiopodcast -
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 1 October 2026 01.10.2026 4Min.Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 1 October 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
Japan oo Boqol jirro-dii Aduunka Ugu Badnaa Diiwaan-gelisey: Maxyanu Ka Baran Karnaa? 01.10.2026 9Min.Sannadkan, dalka Japan wuxuu noqoday dalkii ugu horreeyey dunida ee ay tirada dadka 100 jirrada ahi, kor u dhaafto100,000 oo qof. Tolow, ma cunidda kalluunka aan la karinnin baa, mise waa cuntooyinka la warshedeeyey oo ay iska yareeyaan? Mise waa hab-dhaqankooda iyo hab-nololeedkooda kale, sida lugeynta, nolol deggan, hiwaayado iyo maaweelooyin? Halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 30 September 2026 30.09.2026 9Min.Dhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 30 September 2026.#sbsaudiopodcast -
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 30 September 2026 30.09.2026 11Min.Ra'iisal-wasaare Xamse oo u jawaabey M.weyne Saciid Deni, dagaalladii Baydhabo iyo doorashada Galmadug ayaa ka mid ah wararka Soomaaliya ee maanta.#sbsaudiopodcast -
Joojinta khidmadaha Kaararka: Maxay Uga Dhigan Tahay Macaamiisha iyo Ganacsiyada? 29.09.2026 7Min.Laga bilaabo 1-da Oktoobar, marka qofku kaarkiisa taabsiiyo mechinka EFTPOS-ka, ama uu internetka wax kaga bixiyo, laguma dari doono khi,dmadaas dheeraadka ah. Taas macnaheedu waa in qiimaha lagu xayeysiiyey badeecadda ama adeeggu noqdo qiimaha laga bixinayo goobta lacag bixinta.#sbsaudiopodcast