Codka Ubax

Codka Ubax

Ismaaciil C Ubax
Land Somalia
Genres Society & Culture, Arts
Sprache SO
Folgen 8
Letzte 18.04.2026

Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil C Ubax kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah.

Folgen

  • SE12EP06 Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 4-aad 18.04.2026 34Min.
    Send us Fan Mail Waa qaybtii 4-aad ee buugga "Gaax". Dhegaysi wacan! Support the show
  • SE12EP05 Jilayaasha Filinka "Loollan" 16.04.2026 34Min.
    Send us Fan Mail Saalim iyo Edna waa labada jile ee taxanaha "Loollan". Filin aad loo jecel yahay ayay hoggaaminayeen. Dhegaysi wacan! Support the show
  • SE12EP04 Hargeysa Ilaa Hollywood 14.04.2026 1Std. 6Min.
    Send us Fan Mail Omer Farah waxa uu horumar la taaban karo ka gaadhay filinsamaynta casriga ah iyo tebinta sheekada. Daawasho wacan! Support the show
  • SE12EP03 Wacyigelinta Autism-ka 06.04.2026 1Std. 42Min.
    Send us Fan Mail Fahanka laga haysto xaaladda autismk-ka aad ayuu u yar yahay. Barnaamijkani waa wacyigelin guud. Support the show
  • SE12EP02 Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 3-aad 30.03.2026 33Min.
    Send us Fan Mail Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 3-aad Support the show
  • SE12EP01 Waa Layga Guursaday 14 25.03.2026 16Min.
    Send us Fan Mail Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee Waa Layga Guursaday, qaybtii 14-aad. Dhegaysi wacan! Support the show
  • SE11EP06 Buug Codaysan: Gaax 2 24.03.2026 38Min.
    Send us Fan Mail Gaax, waa buug uu qoray Ismaaciil C Ubax, waxana uu soo baxay sannadkii 2017-kii. Waa Qaybtii 2-aad. Dhegaysi wacan! Support the show
  • SE11EP05 Buug Codaysan: Gaax 1 24.03.2026 37Min.
    Send us Fan Mail Gaax, waa buug uu qoray Ismaaciil C Ubax, waxana uu soo baxay sannadkii 2017-kii. Waa Qaybtii 1-aad. Dhegaysi wacan! Support the show

Beliebt in

Dieser Podcast erscheint auch in den Podcast-Charts dieser Länder.