SBS Somali - SBS Afsomali
SBS
0
Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga. Podcast-ka SBS Afsomali wuxuu soo bandhigaa warar iyo sheekooyin madax banaan oo ku saabsan nolosha Australia iyo dadka Soomaaliga ku hadla.
Jaksot
-
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 17 Septmeber 2026 17.09.2026 4minWararkii Australia iyo Caalamka ee Khamiis 17 September 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
Waraysi (Ku Celis): Dr Omar Elmi- Cudurka Cagaarshowga Wax Ka Ogow. Daawo Ma Leeyahay? 17.09.2026 9minCudurka Cagaarshowga iyo mucluumaadkiisa waxaa inoo qeexay Dr Omar Salaad Elmi oo horey waraysigan u siiyey laanta Af-Soomaaliga ee SBS. Soomaalida ma ku dhacaa? Daawo ma leeyahay? Halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 16 September 2026 16.09.2026 9minWararkii Australia iyo Caalamka ee Arbaco 16 September 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 16 September 2026 16.09.2026 8minWararkii Soomaalia oo saaka oo Jimce ah naga soo gaarey Muqdisho halkan ka dhegeys. Waxaa ka mid ah, xisbiga Towfiiq oo af-celyey in, sida ay sheegeen, laga reebay doorashooyinka ku celiska ah ee Galmudug.#sbsaudiopodcast -
Sida Lacag Ururintu U Dardargelin Karto Cilmi-Baarista Caafimaadka 15.09.2026 7minDaawooyin badan iyo daryeel caafimaad oo maanta la isticmaalo waxay ka soo bilowdeen cilmi-baaris. Laakiin cilmi-baarayaashu waxay sheegeen in deeqaha iyo lacag ururintu ay door muhiim ah ka ciyaaraan sii wadista cilmi-baarista caafimaadka, maadaama kharashka cilmi-baaristu ka badan yahay maalgelinta ay dowladdu bixiso.#sbsaudiopodcast -
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 15 September 2026 15.09.2026 3minHalkan ka dhegeyso wararkii Australia iyo Caalamka ee maanta oo Talaado ah, 15 September 2026#sbsaudiopodcast -
Wax Ka Ogow Xanuunno-xilliyeedka Xilligan Spring-ka 15.09.2026 9minDad badan ayaa u qaata in xilligii hargabku dhammaaday, marka xilliga Winter-ku dhammaado. Hase yeeshee, sida uu sheegayo Dr Michael Wright, fayrasyada neef-mareenka ku dhacaa, kuma koobna Winterka oo keliya. Warbixintan ayaa ku faahfaahinaysa.#sbsaudiopodcast -
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 14 September 2026 14.09.2026 4minWararkii Australia iyo Caalamka ee maanta oo Insiin ah, 14 September, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
Friday Somai Program: Barnaamijkii Jimcaha ee 11 September 2026 oo Dhan 14.09.2026 45minHalkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimcaha 11 September 2026 oo dhammaystiran laakiin laga reebay xayaysiiska.#sbsaudiopodcast -
Travelling safely in rural and remote Australia - Australia Explained: Gaarigaaga Si Ammaan Ah Ugu Dalxiis Dhulalka Fog-fog ee Australia 11.09.2026 12minAustralia is a vast and diverse country to explore, but driving in rural and remote areas can involve conditions you may not encounter in cities. Knowing what to expect and how to prepare can help you travel more safely and confidently. - Miyiga iyo dhulka fogfog ee Australia waxaa ku yaalla goobo badan oo mudan in la booqdo. Inaad ogaato waxa ku sugaya iyo sida aad ugu diyaar garoobi karto safarka ayaa kaa caawin karta inaad si ammaan iyo kalsooni leh ku safarto. Ka dhegeyso qaytan Australia Explained. -
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 11 September 2026 11.09.2026 10minHalkan ka dhegeyso wararka Australia iyo Caalamka ee Jimce 11 September 2026.#sbsaudiopodcast -
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 11 September 2026 11.09.2026 7minWararkii Soomaaliya ee saaka oo Jimce ah naga soo gaarey Muqdisho, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 10 September 2026 10.09.2026 4minWarka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 10 September 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 9 September 2026 09.09.2026 10minWarka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 9 September 2026 Halkan ka dhebeyso#sbsaudiopodcast -
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 9 September 2026 09.09.2026 9minHalkan ka dhegeyso wararkii Soomaaliya ee maanta Muqdishu naga soo gaarey.#sbsaudiopodcast -
Waraysi: Wefti Ka Socda Jaamacadda Cammuud oo Soo Booqday Australia 08.09.2026 25minDhegeyso waraysigii Guddoomiyaha Jaamacadda Cammuud, Dr. Mohamed Muse Jibril (PhD) iyo Agaasimaha Xiriirka Caalamiga iyo Mashaariicda jaamacadda Cammuud, Mohamed Heban Awale oo socdaal shaqo ku yimid dalka Australia. -
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 7 September 2026 07.09.2026 3minWarka Australia iyo Caalamka ee Isniin 7 September 2026 halkan ka dhegeyso. -
#118 Losing a job (Med) - Learn English #118 Marka Aad Shaqo Ka Tegeyso 07.09.2026 11minLearn English for talking about losing your job. Practise ways to explain workplace changes and sympathetic responses to someone who has had bad news. - Ku baro Ingiriisi sida looga hadlo marka aad shaqo ka tegeyso. Ku tabo-baro sida loo qeexo isbeddellada ka dhaca goobaha shaqada, iyo sida suubbban ee loogu jawaabo qof ka tegeya shaqada.Keep practising the phrases from this episode and test what you’ve learned with our quiz here. - Keep practising the phrases from this episode and test what you’ve learned with our quiz here. -
Prostate cancer in Australia: Testing, treatment and support - Australia Explained: Kansarka Prostate-ka - Baaritaanka, Daaweynta iyo Taageerada La Helo 04.09.2026 13minAbout one in five Australian men will be diagnosed with prostate cancer in their lifetime. Understanding the prostate, your risk and the options for testing can help with early detection and treatment. In this episode of Australia Explained, learn about prostate cancer, PSA testing, treatment and support. - Ku dhowaad shantii nin ee Australia ku noolba hal nin ayaa kansarka qanjirka prostate-ku dhacaa waqti ka mid ah noloshiisa. Fahamka halista jirta iyo fursadaha baaritaanka ayaa ka caawin kara in kansarka goor hore la ogaado lana daaweeyo. Qaybtan Australia Explained ka dhageyso warbixin ku saabsan kansarka qanjirka prostate-ka, baaritaanka PSA, daaweynta iyo taageerada la heli karo. -
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 4 September 2026 04.09.2026 11minWararkii Australia iyo Caalamka ee Jimce 4 September 2026 halkan ka dhegeyso.