Politiko 360
Dawan Media
0
Politiko 360 is a weekly political podcast from Dawan Media offering rigorous, accessible analysis of Somali politics, governance, and state formation for audiences in Somalia and the diaspora. The show combines legal and institutional expertise with frontline political experience, connecting current events to principles of governance. Episodes are delivered in both Somali and English, featuring two of Somalia’s respected public voices dissecting the political landscape with depth and candor.
Jaksot
-
S1 E1: Muxuu Yahay Guddiga Shaqo(Task Force) ee Doorashada? Shaqadiisa iyo Sharciyaddiisa! 05.09.2026 36minXalqada 1aad ee Podcast-ga Politiko 360 ee Dawań Media waxaa lagu falanqeeyay Guddiga Shaqo (Task Force) ee ay ku heshiiyeen dhismahiisa dhinacyada isku haya Doorashada Soomaaliya. Doodda waxaa ka qeyb galay Tifaftiraha Arrimaha Doorashooyinka ee Dawań Xuseen Cabdi Aadan, Agaasimaha Machadka Daraasaadka sare ee Dublamaaisayadda Soomaaliya Maxamed Guure imo Agaasimaha Tifaftirka Dawań Media Cali Xalane.