sheekooyin af Somali
Amina
0
Short Somali Stories for children. In each episode there is something that children could learn.
Sheekooyin Soomaaliyeed oo carruurta loo turjumay, sheeko kasta waxa jira wax ay carruurtu baran karaan.
You can get activity sheets for each episode.
https://beacons.ai/sheekooyinafsomali
https://www.instagram.com/sheekooyinafsomali/
Episode
-
Ramadan Kareem 19.03.2025 6mntThis episode is Ramadan special, the struggle of fasting as a young adult
-
Marki koowad Somali Adayo 02.02.2025 5mntTranslated short Somali Stories for children. In each episode there is something that children could learn. Sheekooyin Soomaaliyeed oo carruurta loo turjumay, sheeko kasta waxa jira wax ay carruurtu baran karaan. You can get activity sheets for each episode. https://beacons.ai/sheekooyinafsomali
-
Maxamed waxa oo fahmay 26.01.2025 6mntOur original short Somali Stories for children are here , In each episode there is something that children could learn. Sheekooyin Soomaaliyeed oo carruurta loo talagalay, sheeko kasta waxa jira wax ay carruurtu baran karaan. You can get activity sheets for each episode. https://beacons.ai/sheekooyinafsomali
-
iPadka sida aa o isticmaalo 10.01.2025 7mntWe hope you enjoy this epiesode, if you are would like to get access to free activitiy sheets, you can get it threw here. Waxaan rajaynaynaa inaad ku raaxaysato dhacdadan, haddii aad jeclaan lahayd inaad hesho xaashida dhaqdhaqaaqa bilaashka ah, waxaad heli kartaa inay halkan ku tuurto. https://beacons.ai/sheekooyinafsomali
-
New Season / Xili Cusub 10.01.2025 1mnthttps://beacons.ai/sheekooyinafsomali
-
Biyaha dhaqaaleey 31.12.2024 7mntThis episode is about saving water and not wasting it. You can get activity sheets for each episode. https://beacons.ai/sheekooyinafsomali
-
Cambuurka Samira 18.12.2024 5mntSamira needs to learn how to be more patient. https://beacons.ai/sheekooyinafsomali
-
Labo qalad isma saxaan 19.11.2024 5mntTwo wrongs don't make it right, if some one treats you badly, treating them the same way, won't help the situation. Labo qalad isma saxaan: qalad hadii lagaa galo, adigana qalad kale haku sixin.
-
Wax ee isku sheegaayan 07.11.2024 7mntThis episode is about bullying and what we could do about it even when we do wrong. Sheekadan waxay ku saabsan tahay in qof lagu xadgudbo iyo waxa aan ka qaban karno xitaa marka aan qalad samayno.
-
Ayman iyo Sarah 31.10.2024 6mntThis is a story about a boy who makes a mistake then with the help of his teacher he finds a solution and apologises for it. Sheekadaan waxay ku saabsan tahay wiil qalad galay kadib waxaa waano siisey macalimadiisa si uu qalad kiisa u saxon.
-
Qof dhan ma i arkaayo 26.10.2024 10mntNo one sees me, a child trying to collect money for charity but makes mistakes, follow his story and see how they do to fix the problem and what you could learn.Qofna ima arko, ilmo isku dayaya inuu lacag samafal ah u ururiyo, laakiin wuu qaldamaa, la soco sheekadiisa oo arag sida ay u xaliyaan dhibaatada iyo waxaad ka baran karto.
-
Salaadda sida aa u bilaabay 12.10.2024 8mntThis episode is about a young girl's journey to start praying salah. Her parents are encouraging her to pray by starting on one prayer at the time. Dhacdadani waxay ku saabsan tahay gabar yar oo rabto iney bilowdo tukashada salaada. Waalidkeed waxay ku dhiirigelinayaan inay tukato salaad.