Hab Fikirka Tarmuuska
Hodan Hilmi
0
Podcastkan wuxuu diiradda saarayaa qoraalka iyo sida loogu adeegsado kobcinta shakhsiyadda, fahamka fikradaha, iyo horumarinta hab-fikirka. Waxaad ka heli doontaa sida loo abuuro caado qoraal oo joogto ah, meesha iyo waxa aad qorayso, iyo sida ugu habboon ee loo qoro. Sidoo kale waxaa laga helayaa talooyin iyo fikrado ku saabsan horumarinta hab-fikir toosan, kaas oo ah furaha horumarka iyo guusha nolosha. Waa podcast ku habboon qof kasta oo raba inuu horumariyo fikirkiisa iyo noloshiisa.
エピソード
-
Season 6 Trailer | Naftaada U Oggolow! 01.10.2026 2分Bismilaah; Mararka qaar, waxa keliya ee inaga maqan waa inaan nafteena u oggolaanno. 🤍 Dhagaysi wacan! -
SE05ep:Final: Saddex Cashar oo Labo Safar Ay I Bareen ⛵️| Safar! 24.09.2026 31分Bismilaah; ⛵️ Laba safar, laba sano, iyo casharro badan oo dhexda lagu bartay.Maanta waxaan idinla wadaagayaa saddex cashar oo labadii safar ay i bareen.🤍 Dhagaysi wacan! -
SE05ep14: Maxaad Xabaarsan Tahay? | Safar! 17.09.2026 26分Bismilaah; Maxaad Xabaarsan Tahay? 🌊Ma waxaad´ xabaarsan tahay wax aadan xitaa ogeyn? Mise wax aad xambaarsantahy wax aad ogtahay tahay, balse aadan weli diyaar u ahayn inaad iska dejiso? Dhagaysi wacan! -
SE05ep13: 10 Sano Kadib, Maxaa Is Beddeley? | Safar! 10.09.2026 54分Bismilaah; 🕰️ 10 sano kadib, haddii qofkii aad ahayd uu maanta kula kulmi lahaa, maxaa ugu yaab badnaan lahaa? Maanta waxaan dib u milicsanayaa 10-kii sano ee la soo dhaafay. Waxyaabihii is beddelay, waxyaabihii aan bartay, iyo qofka aan maanta ahay. 🤍✨ Dhagaysi wacan! -
SE05ep12: Haddii Qofkii aad Ahyd 10 sano Ka Hor Kula Kulmi Lahaa.. | Safar! 03.09.2026 43分Bismilaah; Haddii aad maanta la kulmi lahayd qofkii aad ahayd 10 sano ka hor, maxaa kaa yaabin lahaa? Maanta waxaan ka hadlaynaa 3 qodob oo sahla inaad dib ugu safarto waayihii hore, oo aad si dhab ah u xasuusato qofkii aad ahayd, waxa aad rabtay iyo halka aad maanta joogt. -
SE05ep11: Haddii Aan La Hadli Lahaa Hodantaydii Yarayd 🫂❤️| Safar! 20.08.2026 43分Bismilaah; Haddii aan maanta la hadli lahaa Hodantaydii yarayd, maxaan u sheegi lahaa? ❤️ Qaybtan waxaan kaga hadlayaa wax aan jeclaan lahaa inaan fahmo anigoo yar.🫂 Dhagaysi wacan! ❤️ -
SE05ep10: 🤝 Yaan Wax La Wadaagnaa, Maxaanse Wadaagnaa? | Marti: Sahro 🎙️ | Safar! 30.07.2026 1時間 26分Bismilaah; Qeybtan waxaan kaga sheekeysaneynaa farshaxanka wax wadaagga🤝 laga bilaabo wadaagga aqoonta ilaa geesinimada ku jirta inaad si nugul ula wadaagto dadka aad ku kalsoon tahay waxa qalbigaaga ku jira. 🤍 🎙️ Fiiro gaar ah: Qaybo yar oo codkayga ah waxaa ku jira echo. Fadlan naga raalli ahaada, waxaana rajeyneynaa inaysan saameyn weyn ku yeelan dhageysiga. Mahadsanidiin fahamkiinna. 🙏🎧 -
SE05ep9: 🍋Inta Rajadu Jirto... 🍋As Long as There Is Hope..🍋| Safar! 24.07.2026 28分Bismilaah, 🍋 Inta Rajadu Jirto... Qeybta caawa, waxaan ku milicsaneynaa hal fikrad oo qoto dheer oo laga dheehan karo buugga As Long as the Lemon Trees Grow. Waxaan ka sheekeysaneynaa rajada, adkeysiga, iyo awoodda deggan ee qofka ku sii wadda safarkiisa, xitaa marka noloshu ku adkaato. ✨ Dhageysi wacan. 💛 -
SE05ep8: Waa Maxay HYROX? ❓🏃♀️| My Summer Challenge 09.07.2026 37分Bismilaah; Maxaa iga soo jiitay HYROX, maxaanse ka bartay daawashadii Tartanka Adduunka ee Stockholm? Qeybtan waxaan kula wadaagayaa 5 cashar oo aan ka qaatay daawashada HYROX World Championship iyo sababta aan HYROX uga dhigtay Tijaabintayda xagaagan. ☀️💪 Dhagaysi Wacan! -
SE05ep7: The Art of Noticing 👀 | Safar! 04.06.2026 31分Bismilaah; Halkan waxaan caawa ku lafo guraynaa Sida feejignaantu u abuurto fursado iyo sababta ficilku uga dhigo fursadahaas kuwo Macno leh. Dhagaysi Wacan! -
SE05ep6: Duqowgu ma da’daa mise waa damiirka? | Safar! 29.05.2026 49分Bismilaah; Ku soo dhawaaw Safar, aan caawa Jawaab ugu raadinayno su aasha ah "Sabab ayay nuugu adag tahy inaan tijaabino, ku dhiirano oon barano, sidoo kalena ka mira dhalino wax kasta oon doono?" -
SE5ep5: Ma Shaahaa Mise Waa Sheeko Kale? | Safar! 14.05.2026 33分Bismilaah; Qaybtan Waxaan kaga sheekaynaynaa caadooyin, Xasuus, iyo Sida qalbigu mararka qaar ugu dheggan yahay wax ka qoto dheer inta aan is leenahay ama aragno. Dhagaysi Wacan! -
SE05ep4: Mushkiladdu ma teleefankaa mise weligeed ayay jirtay? | Safar! 07.05.2026 43分Bismilaah; Isku soo noqod wanaagsan dhamaan akhyaarta ku xiran Hab Fikirka Tarmuuska. Halkaan ka dhagaysi sheeko 130 sanno jirto, oo ka dheeho muhiimada Safarka adigoo u dhex maraya Qoraal iyo Akhris. Dhagaysi wacan! -
SE05ep3: Sidee Ayaad Naftaada Ula Hadashaa? (6 Su’aalood oo Kuu Caddeynaya) 03.04.2026 30分Inta badan waxaan diiradda saarnaa sida aan ula hadalno dadka kale, laakiin marar yar ayaan is weydiinnaa: sidee ayaan nafteena ula hadalnaa? Qeybtan, waxaan kula wadaagayaa 6 su’aalood oo fudud oo kaa caawinaya fahamka dareenkaaga, caddeynta fikirkaaga, iyo inaad si wanaagsan u hadasho—adigoo naftaada ka bilaabaya. Dhageysi wacan! -
SE05ep2: Some things are not Taught, they are Caught | Safar! 12.03.2026 24分Bismilaah; Xalqadan waxaan kaga hadlaynaa farqiga u dhexeeya The passive mind vs The observant Mind iyo mida ay tahay in aan ku dedaalno. Dhagaysi Wacan! -
SE05ep1: Hal caado oo aan qasab kugu ahayn — balse noloshaada dhisaysa | Marti: Abdikafi | Safar! 26.02.2026 49分Bismilaah; Marti cusub! Horumarka dhabta ah ma aha inaad hal habeen guusha gaarto, ee waa inaad ogaato jihada saxda ah. U dabaalato dhanka hirku kaa xigo si aad si fudud, joogto ah, oo fog u gaarto meesha aad rabto. 🌊📚 -
Season 5 Trailer | Safar! 19.02.2026 2分Bismilaah; Waa markale iyo kalkii 5.aad, kaalay oo safarkan cusub ka qayb qaado! -
SE04: Final ep: Haddii Aadan Ogeyn Waxa Aad Raadineyso, Wax Qaldan Ayaad Ku Mashquuleysaa | Dhugatayee, Maxaad dhigi! 12.02.2026 19分Bismilaah; Haddii aadan ogeyn waxa aad raadineyso, waxaad ku mashquuli kartaa wax aan ku dhisayn. Qaybtan waa gunaanad ku saabsan jihada toosan, su'aalo sax ah, iyo shaqada gudaha ka hor inta aan wax dibadda laga beddelin. Dhagaysi wacan! -
SE04ep15: Sidee tahay? Ma Is waydiisay? 29.01.2026 16分Bismilaah; Saakana waa su'aale , sidee tahay? -
SE04ep14: Ma Akhrinta ayaa ku bedesha Mise Waxa aad akhrido? 22.01.2026 18分Bismilaah; Sanad walba waa nala yiraahdaa wax badan akhri, balse nalama baro sida si fiican wax loo akhriyo. Qaybtan, waxaan kula wadaagayaa isbeddelkii aan sameeyay 2025: ka guurista akhris aan ujeeddo lahayn una guuray akhris leh niyad iyo himilo. Waa milicsi ku saabsan buugaagta, aqoonsiga, iimaanka, iyo sababta waxaad akhrido ay uga muhiimsan tahay inta aad akhrido. 📚✨
人気の国
このポッドキャストはこれらの国のポッドキャストチャートにも登場します。