Codka Ubax

Codka Ubax

Ismaaciil C Ubax
Negara Somalia
Bahasa SO
Episod 8
Terkini 26.09.2026

Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil C Ubax kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah.

Episod

  • SE13EP05 Saynabeey Salaamaad, Qaybta 4-aad 26.09.2026 35min
    Send us Fan Mail Waa qaybtii 4-aad, uguna dambaysay, ee taxanaha buugga "Saynabeey Salaamaad", dhegaysi wacan! Haddii aad u baahato buugga oo daabacab, kala xidhiidh: WhatsApp: +252634455341 Support the show
  • SE13EP04 Fanka & Suugaanta: Naciima X. Maxamed 14.09.2026 29min
    Send us Fan Mail Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Doorkan waxa marti ku ah Naciima X. Maxamed. Dhegaysi wacan! Support the show
  • SE13EP03 Saynabeey Salaamaad, Qaybta 3-aad 11.09.2026 26min
    Send us Fan Mail Waa qaybtii 3-aad ee taxanaha buugga "Saynabeey Salaamaad", dhegaysi wacan! Haddii aad u baahato buugga oo daabacab, kala xidhiidh: WhatsApp: +252634455341 Support the show
  • SE13EP02 Saynabeey Salaamaad, Qaybta 2-aad 29.08.2026 36min
    Send us Fan Mail Buugga Saynabeey Salaamaad waxa uu ku saabsan yahay sheeko dhab ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho, sannadkii 1991-kii. Dhegaysi wacan! Support the show
  • SE13EP01 Saynabeey Salaamaad, Qaybtii 1-aad. 21.08.2026 26min
    Send us Fan Mail Buugga Saynabeey Salaamaad waxa uu ku saabsan yahay sheeko dhab ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho, sannadkii 1991-kii. Dhegaysi wacan! Support the show
  • SE12EP09 Cali Dhaanto 11.06.2026 44min
    Send us Fan Mail Cali Dhaanto oo ku sugan magaalada Hargeysa ayaannu kala sheekaysannay mawduucyo kala duwan. Dhegaysi wacan! Support the show
  • SE12EP08 Faraska Madow 11.06.2026 1j 44min
    Send us Fan Mail Faraska Madow waa qof ka ballaadhan inta uu soo bandhigo. Halkan ayaad kaga bogan doontaa wax kasta oo shakhsiyaddiisa qaabeeyay. Dhegaysi wacan! Support the show
  • SE12EP07 Waa Layga Guursaday 15 11.06.2026 19min
    Send us Fan Mail Waa barnaamijkeennii WLG qaybtii 15-aad. Dhegaysi wacan! Support the show
  • SE12EP06 Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 4-aad 18.04.2026 34min
    Send us Fan Mail Waa qaybtii 4-aad ee buugga "Gaax". Dhegaysi wacan! Support the show
  • SE12EP05 Jilayaasha Filinka "Loollan" 16.04.2026 34min
    Send us Fan Mail Saalim iyo Edna waa labada jile ee taxanaha "Loollan". Filin aad loo jecel yahay ayay hoggaaminayeen. Dhegaysi wacan! Support the show
  • SE12EP04 Hargeysa Ilaa Hollywood 14.04.2026 1j 6min
    Send us Fan Mail Omer Farah waxa uu horumar la taaban karo ka gaadhay filinsamaynta casriga ah iyo tebinta sheekada. Daawasho wacan! Support the show
  • SE12EP03 Wacyigelinta Autism-ka 06.04.2026 1j 42min
    Send us Fan Mail Fahanka laga haysto xaaladda autismk-ka aad ayuu u yar yahay. Barnaamijkani waa wacyigelin guud. Support the show
  • SE12EP02 Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 3-aad 30.03.2026 33min
    Send us Fan Mail Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 3-aad Support the show
  • SE12EP01 Waa Layga Guursaday 14 25.03.2026 16min
    Send us Fan Mail Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee Waa Layga Guursaday, qaybtii 14-aad. Dhegaysi wacan! Support the show
  • SE11EP06 Buug Codaysan: Gaax 2 24.03.2026 38min
    Send us Fan Mail Gaax, waa buug uu qoray Ismaaciil C Ubax, waxana uu soo baxay sannadkii 2017-kii. Waa Qaybtii 2-aad. Dhegaysi wacan! Support the show
  • SE11EP05 Buug Codaysan: Gaax 1 24.03.2026 37min
    Send us Fan Mail Gaax, waa buug uu qoray Ismaaciil C Ubax, waxana uu soo baxay sannadkii 2017-kii. Waa Qaybtii 1-aad. Dhegaysi wacan! Support the show
  • SE05EP06 Bani'aadannimo Maxay Tahay? 15.07.2025 42min
    Send us Fan Mail Dr. Ciise Cabdi Jaamac waxa uu ka mid yahay dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn. Waxa uu daweeyaa dad ku nool dhulal aad u fog oo ay ka jirto baahi caafimaad. Waxa aynu kala sheekaysan doonnaa qiimaha ay leedahay in dadka loogu adeego bani’aadannimo. Dhegaysi wacan! Support the show
  • SE11EP04 Sirta Maanka 31.01.2025 37min
    Send us Fan Mail Cabsi, murugo, werwer, walbahaar, iskubuuq.. intaasiba waa xaaladaha fudud ee qofka soo wajahi kara, dhanka caafimaadka maanka. Asma Dhamac oo ku takhasustan cilmigan ayaa ka warramaysa. Dhegaysi wacan! Support the show
  • SE11EP03 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed" 24.01.2025 30min
    Send us Fan Mail Waa barnaamijka Fanka & Suugaanta. Waxa ku casuuman Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed". Dhegaysi wacan! Support the show
  • SE11EP02 Qaxii Suudaan 18.01.2025 1j 4min
    Send us Fan Mail Dagaalka Suudaan ka qarxan sannadkii 2023-kii, sidee ayuu saameeyay dhallinyarada Soomaalida ah ee halkaas wax ka dhigan jirey? Daawasho wacan! Support the show

Popular di

Podcast ini turut muncul dalam senarai podcast negara-negara ini.