SBS Somali - SBS Afsomali

SBS Somali - SBS Afsomali

SBS
Држава Аустралија
Језик SO
Епизоде 1081
Последња 19.08.2026

Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga. Podcast-ka SBS Afsomali wuxuu soo bandhigaa warar iyo sheekooyin madax banaan oo ku saabsan nolosha Australia iyo dadka Soomaaliga ku hadla.

Епизоде

  • SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka Arbaco 19 August 2026 19.08.2026 12мин
    Warkii Australia iyo Caalamka ee Arbaco 19 August 2026 halkan ka dhegeyso.
  • Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 19 August 2026 19.08.2026 9мин
    Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud oo ka qudbeeyey Gaal-kacyo iyo mucaaradka oo mar kale ku eedeeyey dhul-boob. Halkan ka dhegeyso warkii Soomaaliya naga soo gaarey maanta oo Arbaco ah.
  • Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka oo heshiis ka gaaray xeerarka xayeysiisyada khamaarka 19.08.2026 10мин
    Wax-ka-beddelkii xeerarka xayaysiinta khammaarka ayaa la filayaa in la meel-mariyo ka dib markii ay dowladda iyo xisbiga Coalition-ku heshiis ka gaareen. Dhinaca NDIS-na hoggaaamiyaha mucaaradka Angus Taylor ayaa shuruud ku xidhay si ay u taageeraan. Halkan ka dhegeyso.
  • Dheeman malaayiin sano ku samaysmi jirey oo hadda laba toddobaad lagu sameeyo 18.08.2026 10мин
    Qiimaha dheemanka dabiiciga ah ayaa hoos u dhacay, halka dhinac kalena dheemanka shaybaarka lagu sameeyo uu si weyn u soo caanbaxay. Toddoobaadyo gudohood ayaa lagu soo saari karaa dheemman waaweyn oo tayo leh. Xitaa qofkii khabiir ahi indhihiisa kuma kala garan karo dheemanka dabiiciga ah iyo kan shaybaarka lagu sameeyey. Halkan ka dhegeyso.
  • SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 18 August 2026 18.08.2026 5мин
    Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo Caalamka ee Talaado 18 August 2026
  • SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 17 August 2026 17.08.2026 5мин
    Warkii Australia iyo Caalamka ee Isniin 17 August 2026, halkan ka dhegeyso.
  • SBS Firday Somali Program: Barnaamijkii Jimice 14 August 2026 oo dhammaystiran 17.08.2026 43мин
    Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimcaha 14 August 2026 oo dhammaystiran oo laga reebay xayaysiisyadii.
  • SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 14 August 2026 14.08.2026 12мин
    Halkan ka dhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 14 August 2026.
  • Dowladda oo malaayiin ku maalgelinaysa guryaha dhibbanayaasha tacaddiyada — ma ku filan tahay? 14.08.2026 11мин
    Dowladda Australia ayaa sheegtay inay lacag dhan 308 milyan oo doollar ku maalgelinayso xalal dhinaca guryaha ah, si haweenka iyo carruurta tacaddiyada ka cararaya loo caawiyo. Balse dadka dhaliila dowladda ayaa sheegay in loo baahan yahay wax intaa ka badan.
  • Somalia News: Warka Soomaaliya Jimce 14 August 2026 14.08.2026 7мин
    Halkan ka dhegeyso wararkii Soomaaliya ee Jimce 14 August 2026.
  • SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 13 August 2026 13.08.2026 4мин
    Halkan ka dhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 13 August 2026.
  • Census Wrap Up: Weli waad buuxin kartaa tiro-koobka si aad uga fakato ganaax 13.08.2026 7мин
    Mas’uuliyiinta hay’adda ABS ayaa sheegay in ay dadka aan weli buuxinnin formka tiro-koobka lasoo xiriiri doonaan toddobaadkan. Qofkii si ula-kac ah u diida inuu ka qaybqaato tiro-koobkuna wuxuu mutaysan karaa, bay yiraahdeen, ganaax dhan $364 maalin walba.
  • Can you pick fruit from someone's garden? - Australia Explained: Khudaar ma goosan kartaa geed qof kale leeyahay? 12.08.2026 11мин
    Walking through an Australian suburb, you might spot everything from curry leaves and lemons to tomatoes and herbs growing in front gardens or on verges. But is it legal to pick it? This guide explains when it's legal to pick produce, why permission matters, and how community gardens offer another way to grow your own food. - Weli adigoo jidka lugaynaya ma kusoo baxday midho la cuno oo ku yaalla geed ka baxay guri iyo jid dhexdood? Dabcan dhulkaas waxaa maamusha dowladda hoose? Miraha ku yaalla geedkaas ma goosan kartaa idam-la'aan? Haddiise aad ku jirto guryaha dabaq-yada sidee baad u beeran kartaa khudaar? Qaybtan Austarlia Explained ka dhegeyso waxa sharcigu ka qabo.
  • SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 12 August 2026 12.08.2026 11мин
    Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 12 August 2026, halkan ka dhegeyso.
  • Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 12 August 2026 12.08.2026 9мин
    Warkii Soomaaliya ee maanta oo Arbaco ah halkan ka dhegeyso. Abdi-Janan oo Jubbaland dib ugu laabtay baa ka mid ah.
  • SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 11 August 2026 11.08.2026 3мин
    Warka Australia iyo Caalamka ee maanta oo Talaado ah halkan ka dhegeyso, 11 August 2026
  • Saddex Khatarood: Qodobbada ka dambeeya Spring-ka kulul ee Australia 10.08.2026 9мин
    Markii ugu horreysay muddo toban sano ah, waxaa gobolkan ay Australia ka mid tahay, ka jira xaaladda la yiraahdo El Niño aad u xooggan, waana markii ugu horreysay muddo toban sano ah oo xaalad sidan u xooggan la arko. Xilliyada Spring iyo Summer-ka ayaa la saadaalinayaa inay noqdaan kuwo intii ore ka kulul kana qallalan, isla-markaana ay halista dab-kaymeedyaduna badan karto.
  • SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 10 August 2026. 10.08.2026 3мин
    Halkan ka dhegeyso qodobbo ka mid ah wararkii Australia iyo Caalamka ee maanta oo Isniin ah 10 Ausgust 2026.
  • Friday Program Full: Barnaamijkii Jimcaha oo dhammaystrian 10.08.2026 47мин
    Halkan kaga soo cesho barnaamijkii Jimcaha 7 August 2026 oo dhammaystiran oo laga reebay xayaysiisyadii.
  • What are my rights if stopped by police in Australia? - Australia Explained: Waa maxay xuquuqdaydu haddii booliiska Australia i joojiyo? 07.08.2026 11мин
    Police officers have a range of operational powers they can exercise under legislation, including to ask questions, give ‘move on’ directions and conduct searches. Here’s what you need to know about your basic rights and obligations in a police interaction. - Booliiska Australia waxay leeyihiin awoodo kala duwan oo sharcigu u oggol yahay inay isticmaalaan, sida inay su’aalo ku weydiiyaan, inay kugu amraan inaad goob ka dhaqaaqdo, ama inay ku baaraan. Halkan waxaannu kuugu sharraxaynaa xuquuqdaada aasaasiga ah iyo waajibaadka ku saaran marka aad boolis la macaamilayso.