Codka Ubax
Ismaaciil C Ubax
0
Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil C Ubax kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah.
Епизоде
-
SE12EP09 Cali Dhaanto 11.06.2026 44минSend us Fan Mail Cali Dhaanto oo ku sugan magaalada Hargeysa ayaannu kala sheekaysannay mawduucyo kala duwan. Dhegaysi wacan! Support the show
-
SE12EP08 Faraska Madow 11.06.2026 1ч 44минSend us Fan Mail Faraska Madow waa qof ka ballaadhan inta uu soo bandhigo. Halkan ayaad kaga bogan doontaa wax kasta oo shakhsiyaddiisa qaabeeyay. Dhegaysi wacan! Support the show
-
SE12EP07 Waa Layga Guursaday 15 11.06.2026 19минSend us Fan Mail Waa barnaamijkeennii WLG qaybtii 15-aad. Dhegaysi wacan! Support the show
-
SE12EP06 Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 4-aad 18.04.2026 34минSend us Fan Mail Waa qaybtii 4-aad ee buugga "Gaax". Dhegaysi wacan! Support the show
-
SE12EP05 Jilayaasha Filinka "Loollan" 16.04.2026 34минSend us Fan Mail Saalim iyo Edna waa labada jile ee taxanaha "Loollan". Filin aad loo jecel yahay ayay hoggaaminayeen. Dhegaysi wacan! Support the show
-
SE12EP04 Hargeysa Ilaa Hollywood 14.04.2026 1ч 6минSend us Fan Mail Omer Farah waxa uu horumar la taaban karo ka gaadhay filinsamaynta casriga ah iyo tebinta sheekada. Daawasho wacan! Support the show
-
SE12EP03 Wacyigelinta Autism-ka 06.04.2026 1ч 42минSend us Fan Mail Fahanka laga haysto xaaladda autismk-ka aad ayuu u yar yahay. Barnaamijkani waa wacyigelin guud. Support the show
-
SE12EP02 Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 3-aad 30.03.2026 33минSend us Fan Mail Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 3-aad Support the show
-
SE12EP01 Waa Layga Guursaday 14 25.03.2026 16минSend us Fan Mail Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee Waa Layga Guursaday, qaybtii 14-aad. Dhegaysi wacan! Support the show
-
SE11EP06 Buug Codaysan: Gaax 2 24.03.2026 38минSend us Fan Mail Gaax, waa buug uu qoray Ismaaciil C Ubax, waxana uu soo baxay sannadkii 2017-kii. Waa Qaybtii 2-aad. Dhegaysi wacan! Support the show
-
SE11EP05 Buug Codaysan: Gaax 1 24.03.2026 37минSend us Fan Mail Gaax, waa buug uu qoray Ismaaciil C Ubax, waxana uu soo baxay sannadkii 2017-kii. Waa Qaybtii 1-aad. Dhegaysi wacan! Support the show
-
SE05EP06 Bani'aadannimo Maxay Tahay? 15.07.2025 42минSend us Fan Mail Dr. Ciise Cabdi Jaamac waxa uu ka mid yahay dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn. Waxa uu daweeyaa dad ku nool dhulal aad u fog oo ay ka jirto baahi caafimaad. Waxa aynu kala sheekaysan doonnaa qiimaha ay leedahay in dadka loogu adeego bani’aadannimo. Dhegaysi wacan! Support the show
-
SE11EP04 Sirta Maanka 31.01.2025 37минSend us Fan Mail Cabsi, murugo, werwer, walbahaar, iskubuuq.. intaasiba waa xaaladaha fudud ee qofka soo wajahi kara, dhanka caafimaadka maanka. Asma Dhamac oo ku takhasustan cilmigan ayaa ka warramaysa. Dhegaysi wacan! Support the show
-
SE11EP03 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed" 24.01.2025 30минSend us Fan Mail Waa barnaamijka Fanka & Suugaanta. Waxa ku casuuman Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed". Dhegaysi wacan! Support the show
-
SE11EP02 Qaxii Suudaan 18.01.2025 1ч 4минSend us Fan Mail Dagaalka Suudaan ka qarxan sannadkii 2023-kii, sidee ayuu saameeyay dhallinyarada Soomaalida ah ee halkaas wax ka dhigan jirey? Daawasho wacan! Support the show
-
SE11EP01 ABDI ADDE 07.01.2025 30минSend us Fan Mail ABDI ADDE waa muuqaalsameeye ku shaqaysta telefoonkiisa, muuqaallo qurux badanna soo gudbiya. Dhegaysi wacan! Support the show
-
SE10EP04 Waan Is Guursannay 4 04.10.2024 36минSend us Fan Mail Waa qaybtii 4-aad ee taxanaheenna "Waan Is Guursannay", sidoo kale waa qaybtii u dambaysay ee sheekada Farxaan iyo Rooda. Dhegaysi wacan! Support the show
-
SE10EP03 Waan Is Guursannay 3 23.09.2024 17минSend us Fan Mail Waa qaybtii saddexaad ee barnaamijkeennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan! Support the show
-
SE10EP02 Waan Is Guursannay 2 16.09.2024 15минSend us Fan Mail Waa qaybtii labaad ee taxanaheennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan! Support the show
-
SE10EP01 Waan Is Guursannay 1 13.09.2024 13минSend us Fan Mail Waa taxane cusub oo la magac baxay "Waan Is Guursannay". Waxa uu xoogga saarayaa qisooyinka dhegaystayaasha ku xidhan Codka Ubax iyo jacaylada guulaystay. Waa qaybtii kowaad. Dhegaysi wacan! Support the show
Популаран у
Овај подкаст се појављује и у подкаст листама ових земаља.