SBS Somali - SBS Afsomali
SBS
0
Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga. Podcast-ka SBS Afsomali wuxuu soo bandhigaa warar iyo sheekooyin madax banaan oo ku saabsan nolosha Australia iyo dadka Soomaaliga ku hadla.
ตอน
-
Cimiladu Way Sii Kululaanaysaa. Sidee U Saamaynaysaa Summerkii Australia ee La Jeclaa? 22.09.2026 10นาทีXilliga Summer-ka ee Australia waxaa muddo dheer lagu yaqaanay xeebaha oo lagu xoomo, fasaxyada iyo maalmaha qorraxda leh. Laakiin maaddaama uu heerkulku sii kordhayo, dababka kaymaha, abaaraha iyo dhacdooyinka kale ee cimilada xad-dhaafka ahina ay soo badanayaan, dad badan ayaa hadda isweydiinaya in Summarkii Australia ee la jeclaa is-beddeley.#sbsaudiopodcast -
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 22 September 2026 22.09.2026 4นาทีWararka Australia iyo Caalamka ee Talaado 22 September 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 21 September 2026 21.09.2026 4นาทีWarka Australia iyo Caalamka ee Isniin 21 September 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
SBS Somali Friday Program Full: Barnaamijkii Jimce 18 September 2026 oo dhan 21.09.2026 43นาทีDhegeyso ama kusoo cesho barnaamijkii Jimce 18 September 2026 oo dhammayst tiran oo xayaysiisyadii laga reebay.#sbsaudiopodcast -
#119 Talking about hay fever (Med) - Learn English #119: Ku baro Ingiirsi ka hadalka xasaasiyadda (Hay Fever) 21.09.2026 11นาทีLearn English useful for talking about hay fever. Practise everyday phrases for describing symptoms, talking about medicine, and responding kindly when someone has hay fever. - Baro Ingiriisiga loo isticmaalo marka laga hadlayo xasaasiyadda (hay fever). Ku tababaro sida loo sharraxo calaamadaha lagu garto, sida looga hadlo daawooyinka la qaato, iyo sida taageero loogu muujiyo qof ay xasaasiyaddu dhibayso.Keep practising the phrases from this episode and test what you’ve learned with our quiz here. - Ku tabo-baro weedhaha ku jira qaybtan, ka dibna isku tijaabi inaad ka jawaabto su'aalahan. -
What are Indigenous Protected Areas in Australia? - Australia Explained: Waa maxay Indigenous Protected Area? 18.09.2026 9นาทีNational parks, nature reserves, marine sanctuaries and Indigenous Protected Areas protect different environments and operate under different rules. What makes an Indigenous Protected Area different, and how can you find out whether you are welcome to visit? - IPA waa dhul ama bad ay maamulaan oo ilaaliyaan dadka First Nations ee dhulkaas asal ahaan leh. Ujeeddadu ma aha oo keliya ilaalinta duurjoogta ama deegaanka, balse sidoo kale waa Ilaalinta dhaqanka, goobaha muhiimka ah ee taariikhda iyo diinta, aqoonta dhaqameed, iyo xiriirka dadkaasi la leeyihiin Country (dhulka ay ka soo jeedaan). Dhegeyso, turjumaaddana ka akhriso "Trasncript". -
SBS Somali News: Warka Australiya iyo Caalamka ee Jimce 18 September 2026 18.09.2026 8นาทีWarka Australia iyo Caalamka ee Jimce 18 September halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
Somalia News: Warka Soomaaliye ee Jimce 18 September 2026 18.09.2026 8นาทีWarkii soomaaliya ee aan maanta oo Jimce ah, 18 September 2026 ka helnay Muqdisho, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 17 Septmeber 2026 17.09.2026 4นาทีWararkii Australia iyo Caalamka ee Khamiis 17 September 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
Waraysi (Ku Celis): Dr Omar Elmi- Cudurka Cagaarshowga Wax Ka Ogow. Daawo Ma Leeyahay? 17.09.2026 9นาทีCudurka Cagaarshowga iyo mucluumaadkiisa waxaa inoo qeexay Dr Omar Salaad Elmi oo horey waraysigan u siiyey laanta Af-Soomaaliga ee SBS. Soomaalida ma ku dhacaa? Daawo ma leeyahay? Halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 16 September 2026 16.09.2026 9นาทีWararkii Australia iyo Caalamka ee Arbaco 16 September 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 16 September 2026 16.09.2026 8นาทีWararkii Soomaalia oo saaka oo Jimce ah naga soo gaarey Muqdisho halkan ka dhegeys. Waxaa ka mid ah, xisbiga Towfiiq oo af-celyey in, sida ay sheegeen, laga reebay doorashooyinka ku celiska ah ee Galmudug.#sbsaudiopodcast -
Sida Lacag Ururintu U Dardargelin Karto Cilmi-Baarista Caafimaadka 15.09.2026 7นาทีDaawooyin badan iyo daryeel caafimaad oo maanta la isticmaalo waxay ka soo bilowdeen cilmi-baaris. Laakiin cilmi-baarayaashu waxay sheegeen in deeqaha iyo lacag ururintu ay door muhiim ah ka ciyaaraan sii wadista cilmi-baarista caafimaadka, maadaama kharashka cilmi-baaristu ka badan yahay maalgelinta ay dowladdu bixiso.#sbsaudiopodcast -
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 15 September 2026 15.09.2026 3นาทีHalkan ka dhegeyso wararkii Australia iyo Caalamka ee maanta oo Talaado ah, 15 September 2026#sbsaudiopodcast -
Wax Ka Ogow Xanuunno-xilliyeedka Xilligan Spring-ka 15.09.2026 9นาทีDad badan ayaa u qaata in xilligii hargabku dhammaaday, marka xilliga Winter-ku dhammaado. Hase yeeshee, sida uu sheegayo Dr Michael Wright, fayrasyada neef-mareenka ku dhacaa, kuma koobna Winterka oo keliya. Warbixintan ayaa ku faahfaahinaysa.#sbsaudiopodcast -
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 14 September 2026 14.09.2026 4นาทีWararkii Australia iyo Caalamka ee maanta oo Insiin ah, 14 September, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
Friday Somai Program: Barnaamijkii Jimcaha ee 11 September 2026 oo Dhan 14.09.2026 45นาทีHalkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimcaha 11 September 2026 oo dhammaystiran laakiin laga reebay xayaysiiska.#sbsaudiopodcast -
Travelling safely in rural and remote Australia - Australia Explained: Gaarigaaga Si Ammaan Ah Ugu Dalxiis Dhulalka Fog-fog ee Australia 11.09.2026 12นาทีAustralia is a vast and diverse country to explore, but driving in rural and remote areas can involve conditions you may not encounter in cities. Knowing what to expect and how to prepare can help you travel more safely and confidently. - Miyiga iyo dhulka fogfog ee Australia waxaa ku yaalla goobo badan oo mudan in la booqdo. Inaad ogaato waxa ku sugaya iyo sida aad ugu diyaar garoobi karto safarka ayaa kaa caawin karta inaad si ammaan iyo kalsooni leh ku safarto. Ka dhegeyso qaytan Australia Explained. -
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 11 September 2026 11.09.2026 10นาทีHalkan ka dhegeyso wararka Australia iyo Caalamka ee Jimce 11 September 2026.#sbsaudiopodcast -
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 11 September 2026 11.09.2026 7นาทีWararkii Soomaaliya ee saaka oo Jimce ah naga soo gaarey Muqdisho, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast