MaliStar
Malistar
0
MaliStar is a community podcast that allows you to listen to programs and episodes from anywhere in the world, featuring entertainment, music, news, community issues, and religion. It connects listeners with their home community through live streaming interviews, song requests, and discussions on community affairs.
Epizody
-
Boqorki Rome iyo Abusufyan 20.03.2024 17minQisadi dhexmartay boqorki Rome/Room iyo Abusufyan iyo waxii dhaxmaray marku aqriyay warqadi u nabiga SCW uso diray boqorka.
-
10. Shay Qalbiga Lagu Nadiifiyo 13.03.2024 19minAlle qalbiyada nadiif hanoga dhigo oo xumaan, xasad iyo cuqdadba hanaga saaro Amin ya Rab.
-
Hitler dilaagii weynaa 08.12.2023 20minAdolf Hitler wuxuu ahaa hoggaamiyaha jarmalka mudda xileedkiisii wuxuu ku kacay falal aad ufool xun. Taariikh yahanadu waxay xusaan in illaa 6 million oo yuhuud ah uu laayay.
-
Imtixaan Jaceyl 04.12.2023 10minQisadan xanunka badan nala dhagesta, maxa talo siin laheed gabadhan, aniga waxan dhihi laha walidka usheeg.
-
Shukaansi Badiye iyo qosolki adunka. 14.11.2023 14minQosolki adunka shukaansi baadiye oqaraxo badan, maxaa fashil iyo qosol ka dhacay. Nala dhageso adiga qosli donee.
-
Shekadi Cilmi Bodhari iyo Hodan 17.10.2023 36minSheekadi Jaceylka Cilmi iyo Hodan, waxa qoray Willkeda nogana shekenaya. waa shekadi oo saxa ayuu hooyadiis kaso wariyay nala dhageesta asxabta.
-
5 Qiso o cajib ah/5 Short amazing stories. 20.09.2023 22minNala dhageeso 5 Qiso o cajiib ah.
-
Xanaan Shidane Qaybti 4aad 21.06.2023 54minXanaan Shidane wa gabar wariye ah kana shekenesa dhibti ay kuso kortay iyo guurkedi.
-
Xanaan Shidane qeybti 3aad 22.05.2023 37minXanaan Shidane wa gabar wariye ah kana shekenesa dhibti ay kuso kortay iyo guurkedi.
-
Xanaan Shidane shekadedi qaybti 2aad 04.05.2023 36minXanaan Shidane wa gabar wariye ah kana shekenesa dhibti ay kuso kortay iyo guurkedi.
-
Xanan shidane shekadedi qeybti 1aad 01.05.2023 28minXanaan Shidane wa gabar wariye ah kana shekenesa dhibti ay kuso kortay iyo guurkedi.
-
Ifur ifahan ma ahan ifur waa ifur. 13.03.2023 45minDood xasaasi ah dhaxmartayna Dr. Qoys iyo Taakeeye oo kusabsan arimaha qoyska.
-
qisooyin cajiib ah by Sheikh Mustaf Ismail 04.10.2022 15minLabo qiso oo gaaban cajiib ah kuna dhacday nabi Ibrahim iyo nabi Yusuf uu Sheikh Mustaf nala wadagayo.
-
Noloshu waa Dadaal by Sh. Mustafe Ismail 10.09.2022 45minAduunka ciriir kaste waad ka gudbi hadaa dadasho, Nala dhageeso muxadaro aad u macan dadaalka noloshana ka hadlesa.
-
Prank Intadan Qurbaha aadin an ku guursado. 10.07.2022 15minNala dhageeso shekadan qosolka badan, Gabar qurbaha usocota saxiibked oo xiriir kadhaxeen ayaa si prank ah guur ula yimi. Sheekadi dhaxmartay waa tan. This girl is going abroad her friend is pranking her and requesting to marry her "Shocking for her" here's what happened.
-
Afarti Masomayaal 29.05.2022 14minNala dhegeeso shekadaan gaban hadana qosolka badan, Sheikh masoome iyo saxiibadi oo ku magac dheer Afartii masoomayaal.
-
Qisadi Sacii reer Bini Isra'el/ Short argument between Moses and the Israelites 06.05.2022 8minNala dhageeso qisadan gaaban dhexmartayna nabi Muse iyo Sacii willasha reer binu Israel.Here’s a beautiful short Islamic story; an argument between Moses and the People of Israel over a cow they should sacrifice in order to make known the murderer.
-
Qisadii Dulqarnen Sheikh Abubakar Xoosh 24.04.2022 31minNala dhageeso qisadan gaban hadana qiirada badan kuna soo aroortay Quranka Kareemka wana qisadii Dulqarneen.
-
Maxaa daawo u ah Laab Ciriiriga 18.04.2022 57minDawo lagaga caafimaado laab ciriiriga iyo wax lagaga bogsado murugadada iyo tiiranyada.
-
Faa'iidada Tasbiixda Sheikh Mustafe Ismail 14.04.2022 58minMocduuc aad uqiima badan uuno soo gudbinayo ilahey kheyr hasiye Sheikh Mustafe kuna sabsan tasbiixda fa’iidadeeda iyo sida ay Quranka ugu so arootay.