SBS Somali - SBS Afsomali

SBS Somali - SBS Afsomali

SBS
Paese Australia
Lingua SO
Episodi 1081
Ultimo 14.08.2026

Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga. Podcast-ka SBS Afsomali wuxuu soo bandhigaa warar iyo sheekooyin madax banaan oo ku saabsan nolosha Australia iyo dadka Soomaaliga ku hadla.

Episodi

  • SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 14 August 2026 14.08.2026 12min
    Halkan ka dhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 14 August 2026.
  • Dowladda oo malaayiin ku maalgelinaysa guryaha dhibbanayaasha tacaddiyada — ma ku filan tahay? 14.08.2026 11min
    Dowladda Australia ayaa sheegtay inay lacag dhan 308 milyan oo doollar ku maalgelinayso xalal dhinaca guryaha ah, si haweenka iyo carruurta tacaddiyada ka cararaya loo caawiyo. Balse dadka dhaliila dowladda ayaa sheegay in loo baahan yahay wax intaa ka badan.
  • Somalia News: Warka Soomaaliya Jimce 14 August 2026 14.08.2026 7min
    Halkan ka dhegeyso wararkii Soomaaliya ee Jimce 14 August 2026.
  • SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 13 August 2026 13.08.2026 4min
    Halkan ka dhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 13 August 2026.
  • Census Wrap Up: Weli waad buuxin kartaa tiro-koobka si aad uga fakato ganaax 13.08.2026 7min
    Mas’uuliyiinta hay’adda ABS ayaa sheegay in ay dadka aan weli buuxinnin formka tiro-koobka lasoo xiriiri doonaan toddobaadkan. Qofkii si ula-kac ah u diida inuu ka qaybqaato tiro-koobkuna wuxuu mutaysan karaa, bay yiraahdeen, ganaax dhan $364 maalin walba.
  • Can you pick fruit from someone's garden? - Australia Explained: Khudaar ma goosan kartaa geed qof kale leeyahay? 12.08.2026 11min
    Walking through an Australian suburb, you might spot everything from curry leaves and lemons to tomatoes and herbs growing in front gardens or on verges. But is it legal to pick it? This guide explains when it's legal to pick produce, why permission matters, and how community gardens offer another way to grow your own food. - Weli adigoo jidka lugaynaya ma kusoo baxday midho la cuno oo ku yaalla geed ka baxay guri iyo jid dhexdood? Dabcan dhulkaas waxaa maamusha dowladda hoose? Miraha ku yaalla geedkaas ma goosan kartaa idam-la'aan? Haddiise aad ku jirto guryaha dabaq-yada sidee baad u beeran kartaa khudaar? Qaybtan Austarlia Explained ka dhegeyso waxa sharcigu ka qabo.
  • SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 12 August 2026 12.08.2026 11min
    Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 12 August 2026, halkan ka dhegeyso.
  • Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 12 August 2026 12.08.2026 9min
    Warkii Soomaaliya ee maanta oo Arbaco ah halkan ka dhegeyso. Abdi-Janan oo Jubbaland dib ugu laabtay baa ka mid ah.
  • SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 11 August 2026 11.08.2026 3min
    Warka Australia iyo Caalamka ee maanta oo Talaado ah halkan ka dhegeyso, 11 August 2026
  • Saddex Khatarood: Qodobbada ka dambeeya Spring-ka kulul ee Australia 10.08.2026 9min
    Markii ugu horreysay muddo toban sano ah, waxaa gobolkan ay Australia ka mid tahay, ka jira xaaladda la yiraahdo El Niño aad u xooggan, waana markii ugu horreysay muddo toban sano ah oo xaalad sidan u xooggan la arko. Xilliyada Spring iyo Summer-ka ayaa la saadaalinayaa inay noqdaan kuwo intii ore ka kulul kana qallalan, isla-markaana ay halista dab-kaymeedyaduna badan karto.
  • SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 10 August 2026. 10.08.2026 3min
    Halkan ka dhegeyso qodobbo ka mid ah wararkii Australia iyo Caalamka ee maanta oo Isniin ah 10 Ausgust 2026.
  • Friday Program Full: Barnaamijkii Jimcaha oo dhammaystrian 10.08.2026 47min
    Halkan kaga soo cesho barnaamijkii Jimcaha 7 August 2026 oo dhammaystiran oo laga reebay xayaysiisyadii.
  • What are my rights if stopped by police in Australia? - Australia Explained: Waa maxay xuquuqdaydu haddii booliiska Australia i joojiyo? 07.08.2026 11min
    Police officers have a range of operational powers they can exercise under legislation, including to ask questions, give ‘move on’ directions and conduct searches. Here’s what you need to know about your basic rights and obligations in a police interaction. - Booliiska Australia waxay leeyihiin awoodo kala duwan oo sharcigu u oggol yahay inay isticmaalaan, sida inay su’aalo ku weydiiyaan, inay kugu amraan inaad goob ka dhaqaaqdo, ama inay ku baaraan. Halkan waxaannu kuugu sharraxaynaa xuquuqdaada aasaasiga ah iyo waajibaadka ku saaran marka aad boolis la macaamilayso.
  • SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 7 August 2026 07.08.2026 11min
    Halkan ka dhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 7 August 2026
  • Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 7 August 2026 07.08.2026 9min
    Wararkii Soomaaliya ee naga soo gaarey Muqdishu maanta oo Jimce ah, halkan ka dhegeyso.
  • Waraysi: Ubah Gabris oo qeexday muhimmadda in aad is tiro-koobto 06.08.2026 11min
    Ubah Gabris, oo ah madaxa ururka Somali Council of New South Wales, ayaa ka warramaysa muhimmadda ay dadka Soomaaliyeed ee Australia deggan u leedahay inay si buuxda uga qayb qaataan Tiro-koobka (Census) 2026 oo dhici doona Talaadada 11 August 2026.
  • SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka Khamiis 6 August 2026 06.08.2026 5min
    Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 6 August 2026 halkan ka dhegeyso
  • #116 Visiting a vet (Med) - Learn English #116: Booqashada dhakhtarka xayawaanka 05.08.2026 15min
    Learn English useful for talking about your sick pet. Practise everyday phrases for explaining when an animal is not eating, drinking, or acting normally. - Baro erayo iyo weedho la isticmaalo marka aad rabbaayaddaada dhakhtar u geyso. Ku tabo-baro weedhaha maalinlaha ah ee lagu sheego in aanu rabbaayaddaadu cuntada cunahayn, biyaha cabbaynin ama uu ka duwan yahay sidii caadiga ahayd.Keep practising the phrases from this episode and test what you’ve learned with our quiz here. - Keep practising the phrases from this episode and test what you’ve learned with our quiz here.
  • SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 5 August 2026 05.08.2026 9min
    Warkii Australia iyo Caalamka ee Arbaco 5 August 2026 halkan ka dhegeyso .
  • Dab-kaymeedyadu ma aha khatarta keliya; qiiqa ka dhasha ayaa dadka dili kara 05.08.2026 8min
    Marka uu dab-kaymeend ku isku fidiyo dhul ballaaran, wuxuu keenaa muuqaal cabsi leh, laakiin saynisyahannadu waxay leeyihiin khatarta ugu weyniba ma aha dabka qudhiisa — balse waa tahay qiiqa ka dhasha oo si weyn u saameyn kara caafimaadka dadka.