Codka Ubax
Ismaaciil C Ubax
0
<p>Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah. </p>
Episodi
-
SE12EP06 Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 4-aad 18.04.2026 34minSend us Fan Mail Waa qaybtii 4-aad ee buugga "Gaax". Dhegaysi wacan! Support the show
-
SE12EP05 Jilayaasha Filinka "Loollan" 16.04.2026 34minSend us Fan Mail Saalim iyo Edna waa labada jile ee taxanaha "Loollan". Filin aad loo jecel yahay ayay hoggaaminayeen. Dhegaysi wacan! Support the show
-
SE12EP04 Hargeysa Ilaa Hollywood 14.04.2026 1h 6minSend us Fan Mail Omer Farah waxa uu horumar la taaban karo ka gaadhay filinsamaynta casriga ah iyo tebinta sheekada. Daawasho wacan! Support the show
-
SE12EP03 Wacyigelinta Autism-ka 06.04.2026 1h 42minSend us Fan Mail Fahanka laga haysto xaaladda autismk-ka aad ayuu u yar yahay. Barnaamijkani waa wacyigelin guud. Support the show
-
SE12EP02 Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 3-aad 30.03.2026 33minSend us Fan Mail Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 3-aad Support the show
-
SE12EP01 Waa Layga Guursaday 14 25.03.2026 16minSend us Fan Mail Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee Waa Layga Guursaday, qaybtii 14-aad. Dhegaysi wacan! Support the show
-
SE11EP06 Buug Codaysan: Gaax 2 24.03.2026 38minSend us Fan Mail Gaax, waa buug uu qoray Ismaaciil C Ubax, waxana uu soo baxay sannadkii 2017-kii. Waa Qaybtii 2-aad. Dhegaysi wacan! Support the show
-
SE11EP05 Buug Codaysan: Gaax 1 24.03.2026 37minSend us Fan Mail Gaax, waa buug uu qoray Ismaaciil C Ubax, waxana uu soo baxay sannadkii 2017-kii. Waa Qaybtii 1-aad. Dhegaysi wacan! Support the show
Popolare in
Questo podcast compare anche nelle classifiche dei podcast di questi paesi.