SBS Somali - SBS Afsomali
SBS
0
Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga. Podcast-ka SBS Afsomali wuxuu soo bandhigaa warar iyo sheekooyin madax banaan oo ku saabsan nolosha Australia iyo dadka Soomaaliga ku hadla.
Episoade
-
Baalalley goobo badan ku habsatey: Maxayse khubaradu ugu farxeen? 08.10.2026 8minCayayaan baalalley ah oo aad u badan oo la yiraahdo Bogong moth, ayaa lagu arkay magaalada Sydney iyo qaybo ka mid ah xeebaha koonfureed ee New South Wales. Sannad kasta waxaa lagu arkaa Queensland-ta koonfureed, ACT, New South Wales iyo Victoria, iyadoo kooxo gooni-gooni ahna laga helo Western Australia iyo Tasmania. Khubaraduna waa ku farax-san yihiin.#sbsaudiopodcast -
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 8 October 2026 08.10.2026 4minWarka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 8 October 206#sbsaudiopodcast -
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 7 October 2026 07.10.2026 9minWarka Australia iyo Caalamka ee Arbaco, 7 October 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 7 October 2026 07.10.2026 7minWararka Soomaaliya ee saaka naga soo gaarey Muqdisho, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
Waraysi: Xeer Ciise - Saalah Duale Miguil 06.10.2026 27minWaraysi ku saabsan xeerka "Xeer Ciise". Saalah Douale Miguil iyo Sh. Waaberi ayaa si guud oo kooban u qeexaya.#sbsaudiopodcast -
SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 6 October 2026 06.10.2026 4minWarka Australia iyo Caalamka ee Talaado 6 October 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
Why power is split, and how that protects you | How Australia Works - Awoodda Dowladda Maxaa Loo Kala Soocay, Iyo Sida Ay U Sugto Ammaankaaga | How Australia Works 06.10.2026 7minAfter receiving a fine for not wearing his motorbike helmet correctly, Hugo decides to have the matter heard in court. His story explains how Parliament, government and the courts have different roles, and how some official decisions can be questioned. - Hugo wuxuu maxkamad geeyey ganaax lagu saaray qaabka uu u xirnaa koofiyadda mootada. Sheekadiisa ayaana lagu sharxayaa sida awoodda dowladda Australia loo kala qaybiyey, kaalinta ay leeyihiin baarlamaanka, dowladda iyo maxkamaduhu, iyo sida go’aannada rasmiga ah dib loogu eegi karo ama su’aal looga keeni karo.How Australia Works is an SBS podcast that uses real stories and clear explanations to help you understand how government work in Australia, how laws are made and changed, and how you can have a say. Listen to the series and find shorter versions in 60 languages on the How Australia Works main page. - How Australia Works waa podcast ay SBS diyaarisay, kaas oo sheekooyin dhab ah iyo sharraxaad fudud kuugu muujinaya sida ay u shaqeyso dowladda Australia, sida sharciyada loo sameeyo ama wax looga beddelo, iyo sida aad adiguna codkaaga uga dhiiban karto arrimaha ku khuseeya.Dhageyso taxanaha oo dhan, sidoo kalena ka hel noocyo kooban oo ku baxaya 60 luqadood bogga How Australia Works main page. -
#120 Going to a wedding (Med) - Learn English#120: Aroos Ka Dhacaya Australia 05.10.2026 11minLearn English useful for going to a wedding. Practise asking about the ceremony and reception, talking about gifts and gift registries, and inviting someone as your plus-one. - Baro Ingiriisiga kaa caawinaya inaad ka hadasho munaasabadda arooska iyo xafladda soo dhoweynta martida, sida loo waydiiyo liisaska hadiyadaha, iyo sida aad qof ugu casuumi karto inuu kuu raaco arooska.. 🎧 #sbslearnenglishKeep practising the phrases from this episode and test what you’ve learned with our quiz here. - Ku tabo-baro weedho ku jira xalqaddan, ka dib isku tijaabo halkan. -
LSR : Dib-U-Eegis Lagu Sameynayo Adeegyada Luqadaha SBS 05.10.2026 9minSBS ayaa dib-u-eegis ku samaynaysa barnaamijyadeeda ku baxa luqadaha kala duwan oo uu Af-Soomaaligu ka mid yahay. Halkan ka dhegeyso macluumaadka si aad uga qayb qaadato talo-celinta bulshada.#sbsaudiopodcast -
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 5 October 2026 05.10.2026 3minWarka Australia iyo Caalamka ee Isniin 5 October 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
SBS Somali Friday Program: Barnaamijkii Jimce 2 October 2026 oo dhammaystiran. 05.10.2026 47minBarnaamijkii Jimce 2 October 2026 oo dhammays tiran halkan kaga soo cesho.#sbsaudiopodcast -
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 2 October 2026 02.10.2026 9minWarka Australia iyo Caalamka ee Jimce 2 October 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 2 October 2026 02.10.2026 8minWadahadallo Baydhbo ugu bilaabmay xukuumadda Koonfur Galbeed iyo ergo ka socota xukuumaddii hore iyo wararkii doorashooyinka isku sidkan ee Galmudug iyo Hirshabeelle.#sbsaudiopodcast -
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 1 October 2026 01.10.2026 4minWarka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 1 October 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
Japan oo Boqol jirro-dii Aduunka Ugu Badnaa Diiwaan-gelisey: Maxyanu Ka Baran Karnaa? 01.10.2026 9minSannadkan, dalka Japan wuxuu noqoday dalkii ugu horreeyey dunida ee ay tirada dadka 100 jirrada ahi, kor u dhaafto100,000 oo qof. Tolow, ma cunidda kalluunka aan la karinnin baa, mise waa cuntooyinka la warshedeeyey oo ay iska yareeyaan? Mise waa hab-dhaqankooda iyo hab-nololeedkooda kale, sida lugeynta, nolol deggan, hiwaayado iyo maaweelooyin? Halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 30 September 2026 30.09.2026 9minDhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 30 September 2026.#sbsaudiopodcast -
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 30 September 2026 30.09.2026 11minRa'iisal-wasaare Xamse oo u jawaabey M.weyne Saciid Deni, dagaalladii Baydhabo iyo doorashada Galmadug ayaa ka mid ah wararka Soomaaliya ee maanta.#sbsaudiopodcast -
Joojinta khidmadaha Kaararka: Maxay Uga Dhigan Tahay Macaamiisha iyo Ganacsiyada? 29.09.2026 7minLaga bilaabo 1-da Oktoobar, marka qofku kaarkiisa taabsiiyo mechinka EFTPOS-ka, ama uu internetka wax kaga bixiyo, laguma dari doono khi,dmadaas dheeraadka ah. Taas macnaheedu waa in qiimaha lagu xayeysiiyey badeecadda ama adeeggu noqdo qiimaha laga bixinayo goobta lacag bixinta.#sbsaudiopodcast -
Who really runs Australia, and where you fit in | How Australia Works - Yaa Dhab Aahaan Australia Xukuma, Xaggee Baadse Kaga Aaddaa Adigu| How Australia Works 29.09.2026 7minDo you know who can help you with a business permit, a rental problem or family support? Through the stories of Fedele, Carol and Abeer, learn how Australia’s three levels of government work. Find out what local, state or territory, and federal governments are responsible for and where to turn for help. - Ma taqaannaa cidda kaa caawin karta oggolaanshaha ganacsi, arrin la xiriirta kiro guri ama taageerada qoyska? Innagoo dhegeysan doonna qisooyinka Fedele, Carol iyo Abeer, qaybtani waxay sharxaysaa sida ay u shaqeeyaan saddexda heer ee dowladda Australia. Baro masuuliyadaha dowladda hoose, dowlad-goboleedka, iyo dowladda Federaalka, iyo halka aad caawimo ka raadsan karto marka aad u baahato.How Australia Works is an SBS podcast that uses real stories and clear explanations to help you understand how government work in Australia, how laws are made and changed, and how you can have a say. Listen to the series and find shorter versions in 60 languages on the How Australia Works main page. - How Australia Works waa podcast ay SBS diyaarisay, oo macluumaad dhab ah iyo sharaxaad cad ku iftiiminaya sida ay u shaqeeyaan dowladaha Australia, sharciyada iyo nidaamyada saameeya nolol maalmeedka dadka. Baro cidda masuulka ka ah adeegyada iyo go'aamada kala duwan, sida sharciyada loo sameeyo ama loo beddelo, iyo sida aad codkaaga uga dhiiban karto arrimaha ku khuseeya. Dhegayso taxanaha oo dhan, noocyadiisa kooban oo lagu diyaariyey 60 luqadoodna waxaad ka heli kartaa bogga ugu weyn ee How Australia Works -
You are already inside the system | How Australia Works - Durba Ka Mid Baad Tahay Nidaamka | How Australia Works 29.09.2026 3minHow do Australia’s governments, laws and public services affect your everyday life? Through real stories, this introduction to the series shows you where to start when you need information and support, and how to question a decision. - Dowladaha kala duwan, sharciyada iyo adeegyada dadweynaha ee Australia sidee ayay u saameeyaan nolol maalmeedkaaga? Qaybtan hordhaca ah ee taxanaha How Australia Works waxay ku tusaysaa halka aad ka bilaabi karto marka aad u baahan tahay macluumaad ama kaalmo, iyo waxa aad samayn karto haddii aad su’aal ka qabto go’aan lagu gaadhay.How Australia Works is an SBS podcast that uses real stories and clear explanations to help you understand how government work in Australia, how laws are made and changed, and how you can have a say. Listen to the series and find shorter versions in 60 languages on the How Australia Works main page. - How Australia Works waa podcast ay SBS diyaarisay, oo sheekooyin dhab ah iyo sharaxaad cad kuugu soo bandhigaya sida dowladda Australia u shaqayso, sida sharciyada loo sameeyo ama loo beddelo, iyo sida aad uga qayb qaadan karto go'aamada saameeya bulshada. Taxanaha oo dhan iyo noocyadiisa kooban ee lagu diyaariyey 60 luqadood waxaad ka heli kartaa bogga ugu weyn ee How Australia Works