Politiko 360

Politiko 360

Dawan Media
ประเทศ โซมาเลีย
ภาษา EN
จำนวนตอน 1
ล่าสุด 17.09.2026

Politiko 360 is a weekly political podcast from Dawan Media offering rigorous, accessible analysis of Somali politics, governance, and state formation for audiences in Somalia and the diaspora. The show combines legal and institutional expertise with frontline political experience, connecting current events to principles of governance. Episodes are delivered in both Somali and English, featuring two of Somalia’s respected public voices dissecting the political landscape with depth and candor.

ตอน

  • S1 E2 : Maxaa Hortaagan Doorashada Soomaaliya? | Dowladda iyo Mucaaradka oo Heshiis Raadis ah | Politiko 360 17.09.2026 39นาที
    Maxaa hortaagan heshiiska Dowladda Federaalka iyo mucaaradka? Maxay noqon kartaa jihada siyaasadda Soomaaliya, iyadoo doorashadu soo dhowaanayso?Barnaamijka toddobaadlaha ah ee Politiko 360 ayaa si qoto dheer uga hadlaya xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, heshiiska Dowladda iyo mucaaradka, isbarbaryaaca mucaaradka iyo saameynta uu dib-u-dhaca heshiisku ku yeelan karo doorashada iyo mustaqbalka siyaasadeed ee dalka.Barnaamijka waxaa daadihinaya Wada Alinur Salad, waxaana kala qeyb qaadanaya Ali Halane iyo Hussein Abdi Adam.Time Code00:00 — Hordhaca04:08 — Safarka Madaxweyne Xasan ee New York iyo saxiixa heshiiska mucaaradka10:34 — Muxuu noqon doonaa heshiiska mucaaradka iyo dowladda?20:28 — Isbarbaryaaca mucaaradka25:00 — Fursadda mucaaradka35:51 — Saameynta dib-u-dhaca heshiiska dowladda iyo mucaaradkaPolitiko 360 waa barnaamij siyaasadeed toddobaadle ah oo ay soo saarto Dawan Media, kaas oo lagu falanqeeyo arrimaha siyaasadda Soomaaliya iyo dhacdooyinka ugu muhiimsan ee dalka.#Politiko360 #Somalia #Soomaaliya #Doorashada #SiyaasaddaSoomaaliya #Dowladda #Mucaaradka #DawanMedia📍 Subscribe:    / @dawan_tv💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!https://www.dawan.so/https://www.dawan.africahttps://www.bawaba.africa
  • S1 E1: Muxuu Yahay Guddiga Shaqo(Task Force) ee Doorashada? Shaqadiisa iyo Sharciyaddiisa! 05.09.2026 36นาที
    Xalqada 1aad ee Podcast-ga Politiko 360 ee Dawań Media waxaa lagu falanqeeyay Guddiga Shaqo (Task Force) ee ay ku heshiiyeen dhismahiisa dhinacyada isku haya Doorashada Soomaaliya. Doodda waxaa ka qeyb galay Tifaftiraha Arrimaha Doorashooyinka ee Dawań Xuseen Cabdi Aadan, Agaasimaha Machadka Daraasaadka sare ee Dublamaaisayadda Soomaaliya Maxamed Guure imo Agaasimaha Tifaftirka Dawań Media Cali Xalane.