SBS Somali - SBS Afsomali
SBS
0
Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga. Podcast-ka SBS Afsomali wuxuu soo bandhigaa warar iyo sheekooyin madax banaan oo ku saabsan nolosha Australia iyo dadka Soomaaliga ku hadla.
Епізоди
-
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 30 September 2026 30.09.2026 9хвDhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 30 September 2026.#sbsaudiopodcast -
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 30 September 2026 30.09.2026 11хвRa'iisal-wasaare Xamse oo u jawaabey M.weyne Saciid Deni, dagaalladii Baydhabo iyo doorashada Galmadug ayaa ka mid ah wararka Soomaaliya ee maanta.#sbsaudiopodcast -
Joojinta khidmadaha Kaararka: Maxay Uga Dhigan Tahay Macaamiisha iyo Ganacsiyada? 29.09.2026 7хвLaga bilaabo 1-da Oktoobar, marka qofku kaarkiisa taabsiiyo mechinka EFTPOS-ka, ama uu internetka wax kaga bixiyo, laguma dari doono khi,dmadaas dheeraadka ah. Taas macnaheedu waa in qiimaha lagu xayeysiiyey badeecadda ama adeeggu noqdo qiimaha laga bixinayo goobta lacag bixinta.#sbsaudiopodcast -
Who really runs Australia, and where you fit in | How Australia Works - Yaa Dhab Aahaan Australia Xukuma, Xaggee Baadse Kaga Aaddaa Adigu| How Australia Works 29.09.2026 7хвDo you know who can help you with a business permit, a rental problem or family support? Through the stories of Fedele, Carol and Abeer, learn how Australia’s three levels of government work. Find out what local, state or territory, and federal governments are responsible for and where to turn for help. - Ma taqaannaa cidda kaa caawin karta oggolaanshaha ganacsi, arrin la xiriirta kiro guri ama taageerada qoyska? Innagoo dhegeysan doonna qisooyinka Fedele, Carol iyo Abeer, qaybtani waxay sharxaysaa sida ay u shaqeeyaan saddexda heer ee dowladda Australia. Baro masuuliyadaha dowladda hoose, dowlad-goboleedka, iyo dowladda Federaalka, iyo halka aad caawimo ka raadsan karto marka aad u baahato.How Australia Works is an SBS podcast that uses real stories and clear explanations to help you understand how government work in Australia, how laws are made and changed, and how you can have a say. Listen to the series and find shorter versions in 60 languages on the How Australia Works main page. - How Australia Works waa podcast ay SBS diyaarisay, oo macluumaad dhab ah iyo sharaxaad cad ku iftiiminaya sida ay u shaqeeyaan dowladaha Australia, sharciyada iyo nidaamyada saameeya nolol maalmeedka dadka. Baro cidda masuulka ka ah adeegyada iyo go'aamada kala duwan, sida sharciyada loo sameeyo ama loo beddelo, iyo sida aad codkaaga uga dhiiban karto arrimaha ku khuseeya. Dhegayso taxanaha oo dhan, noocyadiisa kooban oo lagu diyaariyey 60 luqadoodna waxaad ka heli kartaa bogga ugu weyn ee How Australia Works -
You are already inside the system | How Australia Works - Durba Ka Mid Baad Tahay Nidaamka | How Australia Works 29.09.2026 3хвHow do Australia’s governments, laws and public services affect your everyday life? Through real stories, this introduction to the series shows you where to start when you need information and support, and how to question a decision. - Dowladaha kala duwan, sharciyada iyo adeegyada dadweynaha ee Australia sidee ayay u saameeyaan nolol maalmeedkaaga? Qaybtan hordhaca ah ee taxanaha How Australia Works waxay ku tusaysaa halka aad ka bilaabi karto marka aad u baahan tahay macluumaad ama kaalmo, iyo waxa aad samayn karto haddii aad su’aal ka qabto go’aan lagu gaadhay.How Australia Works is an SBS podcast that uses real stories and clear explanations to help you understand how government work in Australia, how laws are made and changed, and how you can have a say. Listen to the series and find shorter versions in 60 languages on the How Australia Works main page. - How Australia Works waa podcast ay SBS diyaarisay, oo sheekooyin dhab ah iyo sharaxaad cad kuugu soo bandhigaya sida dowladda Australia u shaqayso, sida sharciyada loo sameeyo ama loo beddelo, iyo sida aad uga qayb qaadan karto go'aamada saameeya bulshada. Taxanaha oo dhan iyo noocyadiisa kooban ee lagu diyaariyey 60 luqadood waxaad ka heli kartaa bogga ugu weyn ee How Australia Works -
SBSSomali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 28 September 2026 28.09.2026 4хвWarka Autralia iyo Caalamka ee Isniin 20 September 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
SBS Friday Somali Program Full: Barnaamijkii Jimce, 25 September 2026 oo Dhammaystiran 28.09.2026 41хвBarnaamijii Jimce 25 September 2026 oo ku celis ah halkan ka dhegeysto. wararkii Australia iyo Caalamka, wararkii Soomaaliyo iyo macluumaad kale ayaa ka mid ah.#sbsaudiopodcast -
Breast screening: What to expect and why it matters - Australia Explained: Baaritaanka Kansarka Naasaha 25.09.2026 12хвRegular breast screening can help find breast cancer early, before you notice any signs or symptoms. Screening is free for eligible women or people at risk of breast cancer. It takes about 20 minutes, once every two years, and it’s an effective way to take charge of our health. Let’s take a closer look at why a breast screen is nothing to be anxious about. - Baadhitaanka kansarka naasaha ayaa gacan ka geysta in cudurka lagu ogaado marxalad hore, ka hor inta aanay calaamaduhu muuqanin. Dadka u qalma adeeggan ayaa si bilaash ah ku heli kara baaritaanka, kaas oo qaata qiyaastii 20 daqiiqo labadii sannaba mar. Qaybtan Australia Explained waxay sharxaysaa sababta baaritaankani muhiim u yahay iyo waxa laga filan karo ballanta. -
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 25 September 2026 25.09.2026 9хвWarkii Australia iyo Caalamka ee Jimce 25 September 2026, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 25 September 2026 25.09.2026 8хвWararkii naga soo gaarey Muqdisho ee Soomaalia maanta oo Jimce ah, 25 September 2026, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
Trump Iyo Warbaahinta: Ilaa Xadkee Ayuu Aqalka Cad Xannibi Karaa Saxaafadda? 24.09.2026 6хвGo’aankii uu Donald Trump Aqalka Cad uga joojiyey warbaahinta CNN, MSNBC iyo Politico ayaa dib u huriyey dood ku saabsan xorriyadda saxaafadda ee Maraykanka. Saddexdan warbaahinood ayaa dacwad ka dhan ah maamulka gudbiyey, iyadoo ay shabakadaha waaweyn ee telefishannaduna taageero u muujiyeen.#sbsaudiopodcast -
SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 24 September 2026 24.09.2026 3хвWarka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 24 September 2026, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 23 September 2026. 23.09.2026 11хвWararkii Australia iyo Caalamka halkan ka dhegeyso - Arbaco 23 September 2026.#sbsaudiopodcast -
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 23 September 2026 23.09.2026 6хвWarkii Soomaalia naga soo gaarey saaka oo Arbaco ah, 23 September 2026, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
Cimiladu Way Sii Kululaanaysaa. Sidee U Saamaynaysaa Summerkii Australia ee La Jeclaa? 22.09.2026 10хвXilliga Summer-ka ee Australia waxaa muddo dheer lagu yaqaanay xeebaha oo lagu xoomo, fasaxyada iyo maalmaha qorraxda leh. Laakiin maaddaama uu heerkulku sii kordhayo, dababka kaymaha, abaaraha iyo dhacdooyinka kale ee cimilada xad-dhaafka ahina ay soo badanayaan, dad badan ayaa hadda isweydiinaya in Summarkii Australia ee la jeclaa is-beddeley.#sbsaudiopodcast -
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 22 September 2026 22.09.2026 4хвWararka Australia iyo Caalamka ee Talaado 22 September 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 21 September 2026 21.09.2026 4хвWarka Australia iyo Caalamka ee Isniin 21 September 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast -
SBS Somali Friday Program Full: Barnaamijkii Jimce 18 September 2026 oo dhan 21.09.2026 43хвDhegeyso ama kusoo cesho barnaamijkii Jimce 18 September 2026 oo dhammayst tiran oo xayaysiisyadii laga reebay.#sbsaudiopodcast -
#119 Talking about hay fever (Med) - Learn English #119: Ku baro Ingiirsi ka hadalka xasaasiyadda (Hay Fever) 21.09.2026 11хвLearn English useful for talking about hay fever. Practise everyday phrases for describing symptoms, talking about medicine, and responding kindly when someone has hay fever. - Baro Ingiriisiga loo isticmaalo marka laga hadlayo xasaasiyadda (hay fever). Ku tababaro sida loo sharraxo calaamadaha lagu garto, sida looga hadlo daawooyinka la qaato, iyo sida taageero loogu muujiyo qof ay xasaasiyaddu dhibayso.Keep practising the phrases from this episode and test what you’ve learned with our quiz here. - Ku tabo-baro weedhaha ku jira qaybtan, ka dibna isku tijaabi inaad ka jawaabto su'aalahan. -
What are Indigenous Protected Areas in Australia? - Australia Explained: Waa maxay Indigenous Protected Area? 18.09.2026 9хвNational parks, nature reserves, marine sanctuaries and Indigenous Protected Areas protect different environments and operate under different rules. What makes an Indigenous Protected Area different, and how can you find out whether you are welcome to visit? - IPA waa dhul ama bad ay maamulaan oo ilaaliyaan dadka First Nations ee dhulkaas asal ahaan leh. Ujeeddadu ma aha oo keliya ilaalinta duurjoogta ama deegaanka, balse sidoo kale waa Ilaalinta dhaqanka, goobaha muhiimka ah ee taariikhda iyo diinta, aqoonta dhaqameed, iyo xiriirka dadkaasi la leeyihiin Country (dhulka ay ka soo jeedaan). Dhegeyso, turjumaaddana ka akhriso "Trasncript".