Daryeel

Daryeel

Dawan Media
Country Somalia
Language EN
Episodes 3
Latest 05.10.2026

Daryeel is the first Somali-language health podcast, produced by Dawan Media. Hosted by Dr. Ubah Farah, a pediatrician with over 20 years of experience, it delivers trusted, evidence-based health conversations for Somali families. Each week, Dr. Ubah discusses topics like maternal and child health, immunization, nutrition, mental wellness, and chronic disease with experts and community members. The podcast aims to provide culturally grounded health information without jargon, empowering Somali households to take charge of their health.

Episodes

  • Daryeel Podcast | S1E4 | Xogta HIV ee dadka isticmaala maandooriyaha.
    Daryeel Podcast | S1E4 | Xogta HIV ee dadka isticmaala maandooriyaha. 05.10.2026 1h 6m
    Barnaamijka Daryeel Podcast ee Dawan TV waxaan kaga hadlaynaa toddobaadkan qabatinka maandooriyaha, saameyntiisa caafimaadka iyo xiriirka ka dhexeeya balwadda iyo cudurrada faafa sida HIV iyo Hepatitis B.Barnaamijka waxaa marti ku ah Dr. Saadiya Abdisamad, Maamulaha Barnaamijka Ka Hortagga, Hakinta iyo Daaweynta HIV ee Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, iyo Dr. Mustafa Abdirahman, oo ah dhakhtar ku takhasusay caafimaadka dhimirka. Barnaamijka waxaa daadihinaysa Dr. Ubah Farah Ahmed, oo ah dhakhtar ku takhasusay caafimaadka carruurta.Qodobada muhiimka ah waxaa ka mid ah:• Maandooriyeyaasha ugu...
  • S1 E3: Maxaa Keena Xanuunnada Maanka iyo Is-dilka?
    S1 E3: Maxaa Keena Xanuunnada Maanka iyo Is-dilka? 24.05.2026 1h 10m
    Sidee bulshada Soomaaliyeed u aragtaa dadka la nool xanuunnada maanka? Maxaa qofka laga aaminsan yahay marka uu la kulmo dhibaato nafsi ah? Maxay tahay sababta mararka qaar dadka loogu geeyo cilaaj halkii loo raadin lahaa daaweyn caafimaad oo takhasus leh?Xalqaddan 3-aad ee Daryeel Podcast, oo ka baxda Dawan Media, waxaa marti ku ah Dr. Abdifatah Haji Daud, Dhakhtar ku takhasusay Cilmi-nafsiga. Waxaa daadihineysa Dr. Ubah Farah Ahmed.Wareysigan wuxuu diiradda saaraya caafimaadka maanka, fahamka bulshada, is-dilka, hurdo la’aanta, walbahaarka, qaadka, khamriga, iyo sida cudurrada nafsiga ah loo...
  • S1 E2: Dhiig-karka: Dilaaga Qarsoon ee Aan Calaamadaha Lahayn
    S1 E2: Dhiig-karka: Dilaaga Qarsoon ee Aan Calaamadaha Lahayn 13.05.2026 1m
    Dhiig-karka waxaa inta badan loogu yeeraa “dilaaga qarsoon”, sababtoo ah qofku wuu qabi karaa muddo dheer isagoo aan dareemin calaamado muuqda. Haddana, haddii aan la ogaan ama aan la xakameyn, wuxuu sababi karaa dhibaatooyin culus oo caafimaad.Xalqaddan Daryeel Podcast ee ka baxda Dawan, waxaan ku martiqaadnay Dr. Abdullahi Jamac Abib, dhakhtar ku takhasusay cudurrada guud iyo uur-ku-jirta, kana tirsan Cisbitaalka SIMAN.Waxaan ka hadleynaa waxa uu yahay dhiig-karka, dadka ugu nugul, sida lagu ogaan karo, qataraha ka dhalan kara haddii la iska dhago-tiro, iyo muhiimadda ay leedahay in qofku si...
  • S1 E01: Tallaalka ma qasab baa mise waa ikhtiyaar? | Daryeel Podcast | Dawan Media
    S1 E01: Tallaalka ma qasab baa mise waa ikhtiyaar? | Daryeel Podcast | Dawan Media 30.04.2026 1h 2m
    Qaybtan Koowaad ee Daryeel Podcast, waxaan ku falanqaynaynaa xaaladaha caafimaad ee dalka iyo baahida loo qabo nidaam adag oo dhanka talaalka ah. Waxaan si qoto dheer u eegaynaa saddexda cudur ee sida aadka ah ugu faafa Soomaaliya iyo doorka waalidiinta ee ku aaddan badbaadinta ubadka. Waxa barnaamijka marti ku ah khubaro caafimaad oo aqoon durugsan u leh dhankan, kuwaas oo kala ah: Mohamed Abdullahi Omar (Qabiir dhanka talaalka ah oo ka tirsan WHO) iyo Ali Mohamed So’dal (Dhaqtar Caruurta ah).Qodobada ugu waaweyn ee wareysiga:Saddexda Cudur ee ugu Faafista Badan:Maxay yihiin halisyada caafima...