Soo-Koob Podcast

Soo-Koob Podcast

Heritage Institute for Policy Studies
Country Somalia
Language SO
Episodes 6
Latest 19.10.2026

Soo-Koob is a podcast from the Heritage Institute for Policy Studies (HIPS) that shares key insights from its research in a simplified form. It turns complex findings into practical takeaways for policymakers and the public. The show aims to support informed governance and civic engagement. It also seeks to make research more accessible and to shape real-world policy conversations.

Episodes

  • Doorka Bulshada Rayidka ah ee Soomaaliya iyo Isla Xisaabtanka | Soo-koob Podcast ep07
    Doorka Bulshada Rayidka ah ee Soomaaliya iyo Isla Xisaabtanka | Soo-koob Podcast ep07 19.10.2026 32m
    🎙️ Soo-koob Podcast | Xalqadda 7-aad Xalqaddan Soo-koob Podcast, waxaan ku falanqeyneynaa daraasad uu Machadka Heritage daabacay oo ku saabsan doorka iyo waxtarka bulshada rayidka ah ee Soomaaliya iyo kaalinteeda ku aaddan xoojinta isla xisaabtanka. Dooddu waxay iftiimineysaa macnaha bulshada rayidka ah marka la eego xaaladda Soomaaliya, sooyaalkeeda laga soo bilaabo xilligii ka horreeyay gumeysiga ilaa maanta, iyo sida ay uga qeyb qaadan karto horumarinta isla xisaabtanka iyo dowlad-wanaagga. Waxaan sidoo kale dul istaageynaa natiijooyinka muhiimka ah ee daraasadda, caqabadaha hortaagan ururr...
  • Qorsheynta Magaalooyinka Soomaaliya & Badqabka Dhismayaasha | Soo-koob Podcast Ep.6
    Qorsheynta Magaalooyinka Soomaaliya & Badqabka Dhismayaasha | Soo-koob Podcast Ep.6 08.09.2026 32m
    Xalqaddan Toddobaadka ee Soo-koob Podcast waxaa diiradda lagu saarayaa warqad uu Machadka Heritage daabacay oo ku saabsan sidii loo heli lahaa magaalooyin Soomaaliyeed oo adkeysi leh, dhismayaal badqabana leh, iyadoo la dhowrayo deegaanka. Waxaa marti ku ah qoraaga daraasadda Dr. Cabdullaahi Cali Maxamed (Dr. Xoogsade), oo bare sare ka ah Jaamacadda Nottingham, faraceeda Malaysia. Waxaa daadihinaya Dr. Yusuf Cumar, Isku-duwaha Waaxda Cilmi-baarista ee Machadka Heritage.
  • Somalia’s UN Security Council Tenure: Achievements, Challenges & the Road Ahead | Soo Koob Podcast Ep. 5
    Somalia’s UN Security Council Tenure: Achievements, Challenges & the Road Ahead | Soo Koob Podcast Ep. 5 01.06.2026 35m
    🎙️ Soo Koob Podcast – Episode 5 We are at the midpoint of Somalia’s final year as a non-permanent member of the United Nations Security Council (2025–2026). In this episode, we discuss a new policy report published by the Heritage Institute for Policy Studies (HIPS), examining Somalia’s role on the Security Council—its key achievements, ongoing challenges, and how best to maximize the remaining time in its tenure. 🎤 Guest: Dr. Abdirashid Abdi Ismail, Deputy Director, HIPS 🎙️ Host: Dr. Yusuf Omar, Research Coordinator, HIPS
  • 🚨 Women: The Hidden Pillars of Peace – Soo-koob Episode 3
    🚨 Women: The Hidden Pillars of Peace – Soo-koob Episode 3 02.09.2025 27m
    🚨 Soo-koob Episode 3 – Now Out! While cultural norms, weak legal protections, and limited opportunities still exclude women from formal decision-making, they remain the hidden pillars of peacebuilding and reconciliation in Galmudug. In this episode, we speak with Saida Abdulkadir Hassan, a Harvard-trained policy analyst and founder of Hindis, and author of a new Heritage Institute report. She highlights how breaking barriers can advance women’s role in peacebuilding and state-building in Somalia — and why strengthening women’s skills and supporting economic empowerment could decide the future...
  • Soo-koob Episode 2 : Somalia’s public service suffers from nepotism and weak institutions. Can merit-based recruitment pave the way for reform?
    Soo-koob Episode 2 : Somalia’s public service suffers from nepotism and weak institutions. Can merit-based recruitment pave the way for reform? 17.07.2025 32m
    🚨 Soo-koob Episode 2 Somalia’s public service suffers from nepotism and weak institutions. Can merit-based recruitment pave the way for reform? In this episode, we speak with Awalle Hussein Abdi, author of a new Heritage Institute report, on how fair, skills-driven hiring can help build a more capable and inclusive state. 🎙️ Hosted by Dr. Abdirashid Ismail, Deputy Director at Heritage. Read the full report here: English: http://bit.ly/4g2tRTr Somali: http://bit.ly/3BkuSXK Arabic: http://bit.ly/3BjJCGg
  • Sookoob Podcast Xalqadda 1-aad : Ku dhaqanka Sharciga & madaxbannaanida Garsoorka
    Sookoob Podcast Xalqadda 1-aad : Ku dhaqanka Sharciga & madaxbannaanida Garsoorka 08.05.2025 27m
    Kusoo dhowaada Sookoob Podcast oo aannu xalqaddeedii kowaad ku daahfureyno cilmibaaristii aannu dhowaan soo saarnay ee uu ciwaankeedu ahaa ”Kudhaqanka sharciga iyo Madaxbannaanida Garsoorka Somaaliya.” Barnaamijkan waxaa marti ku ah qoraaga daraasaddan Dr. Bashiir Sheekh Cali, oo ah qareen Somaaliyeed oo Shahaadada PhD ka diyaariyey Jaaamacadda Georgetown. Bashiir waxa uu sharciga Faderaalka ee Maraykanka u leeyahay waayo-aragnimo ka badan 20 sano. Xalqaddan waxa si qotadheer loogu gorfeyn donaa xaaladda ku dhaqanka sharci ee Soomaaliya & Madaxbanaanida garsoorkeeda. Sida oo kale waxa dib loog...